Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka difaaca Puntland oo go’doomiyay kooxda ku jirta togga SUUJ iyo...

Qarxis(Puntland Post) Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo deegaanka SUUJ oo ah goobta dagaalku ka socda ayaa sheegaya in ciidanka dowladda Puntland ay dagaalka ku gacan sarayso ayna jiraan dhimasho...

View Article


Dagaal ka bilowday duleedka Degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal

Garowe(Puntland Post) Wararka aan ka helayno deegaanka Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ayaa sheegaya inuu maanta duhurkii ciidanka dowladda iyo kooxda hubaysan ee la rumaysan yahay inay ka tirsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Puntland Walaac kamuujisay Ciidamada NATO ee kusugan Xeebaha...

The post Dawladda Puntland Walaac kamuujisay Ciidamada NATO ee kusugan Xeebaha Puntland oo aan qayb ka qaadan La dagaallanka Argagixisada kusoo duushey Puntland. appeared first on Puntland Post.

View Article

Ciidamada Puntland oo dhawr jiho ka weeraray maleeshiyaadka ku sugan aaga...

Godobjiraan(Puntland Post)-Ciidamada Qalabka sida ee Dawlada ayaa galabta werar culus ku qaaday Maleeshiyaad hubaysan oo kusugan meel 40km u jirta Degmada Godobjiraan ee Gobalka Nugaal Dagaalkan ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa sidee xaalada Qoysaskii xoolo dhaqatada ee ka barakacay dagaalka SUUJ?

GAROWE(Puntland POST) Wararka aan ka helayno caawa Deegaanka SUUJ ee Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in qoysaskii halkaa ku noolaa ay soo food saartey biyo la’aan ka dib markii ay saameyn ku yeelatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Puntland oo guulo ka sheegatay dagaalkii galabta ka dhacay duleedka...

Garowe(Puntland Post) Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa guulo waa weyn ka gaaray dagaalkii ay maanta galinkii danbe ku qaadeen maleeshiyadii hubaysnayd ee ku sugnayd deeggaanka la yiraahdo...

View Article

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Soo Afmeeray Safarkiisii shaqo ee uu ku...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo bil ah  safar shaqo kujoogey waddanka Maraykanka ayaa maanta 18-March-2016 soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Xarunta Waddanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu danbeeyay dagaalka ka socda Togga SUUJ ee Gobalka Nugaal

GAROWE(Puntland Post) Wararka naga soo gaaraya deegaanka SUUJ ayaa sheegaya inuu togga deegaankaasi uu ka socda dagaal aad u culus, ka dib markii kooxda lagu hareeraysan yahay aysan isi soo dhiibin...

View Article


DFS oo hub usoo dirtay ciidamada difaaca Dowladda Puntland

Muqdisho(Puntland Post) Dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in labo diyaaradeed oo saanad u sida ciidamada dagaalamaya usoo dirtay Puntland ayna dhankooda diyaar ula yihiin wixii taageero...

View Article


Gudoomiyaha Gobalka Nugaal iyo ciidan uu horkacayo oo gaaray Garacad

Gaalkacyo(Punntland Post) War hadda soo dhacay ayaa sheegaya ciidan hubaysan oo u hoggaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdilaahi Farawayne inay gaareen deegaanka Garacad oo ka tirsan Gobalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Saraakiisha ugu sarraysa Ciidanka dalka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed  Cali Gaas oo subaxnimadii hore ee saaka soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa maanta 18-March-2016 waxaa kulamo muhim...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu danbeeyay xaalada Togga SUUJ iyo dhimasho hor leh oo Al-Shabab...

Garowe(Puntland Post) Generaal Muxiyaddiin Axmed Muuse oo hoggaaminaya ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira dagaallamayaasha Al-Shabaab katirsan kuwooda ku sugan deegaanka Suuj ee gobolka Nugaal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka Puntland oo bilaabay olale ay ku taageerayaan ciidanka dagaalka kula...

Magalo madaxda Puntland ee Garowe, waxaa laga bilaabay tan iyo shalay Olale xoogan oo lagu taageerayo ciidanka difaaca Puntland ee dagaalka kula jira maleeshiyaadka Al-Shabab ee sida lama filaanka ah...

View Article


Warbixin: Safarkii Madaxweynaha Dawladda Puntland ee Itoobiy, Maraykanka,...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka ambabaxay  16-Feb-2016 magaalada Garoowe Ee Caasimadda Dawladda Puntland kuna sii jeedey Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka...

View Article

Isku Aadka Wareega Sideed Dhamaadka Champions League Oo La Soo Saaray

Waxaa shalay magaalada Nyon ee dalka Switzerland lagu qabtay isku aadka wareega 8da ee Champions League iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh, kulamada ugu adag ee wareegaan waxaa ka mid ah marka ay...

View Article


Diyaarad ay leedahay shirkadda FlyDubai oo ku dhacday magaalada Rostov-on-Don...

Diyaaradan oo ay saarnaayeen 62 qof oo rakaab  iyo shaqaalihii diyaaradda isugu jira ayaa dhamaantood shilkaas ku dhintay.  Diyaaradda ayaa burburtay iyada oo ku degeysa magaalada Rostov-on-Don ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu danbeeyay SUUJ iyo Garacad iyo afar ka mid ah maleeshiyada oo...

GAROWE(Puntland Post) Wararka ku saabsan soo afjarista kooxda duulaanka kusoo qaaday xeebaha Mudug iyo Nugaal ayaa isa soo taraya saacadihii lasoo dhaafay. War hadda ka imaanaya dhanka togga SUUJ ee...

View Article


Wasiirka Amniga Puntland Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Garacad

Wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland ayaa goor dhaweyd gaaray Deegaanka Garacadd ee Gobalka Mudug sida uu ku soo waramayo Wariyeheena gobolka mudug. Cabdi Xirsi Qarjab iyo wefdiga...

View Article

Sidee loo dhameeyay khilaafkii soo dhex galay guddiga fulinta ururka MAP ?

Guddiga xalinta khilaafkii soo dhex-galay guddiga fulinta ururka warbaahinta Puntland ee MAP ayaa maanta soo saaray go’aan qodobaysan oo salka ku haya habkii lagu dhameeyay arrimihii taagnaa. Guddigan...

View Article

Gudiga amaanka Gobalka Bari oo ka shiray falal ka dhan ah amaanka oo ka...

Bosaaso(Puntland Post)-Gudiga amaanka Gobalka Bari ayaa ka hadlay weerar xalay ka dhacay Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobalka Bari, Gudigan oo ka kooban Maamulka Gobalka, Kan degmada iyo qaybaha...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>