Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Puntland oo 46 Maxbuus oo Al-shabaaba ku soo bandhigtay Garacad

$
0
0

Garacad- (Puntnd Post) Dowlada Puntland ayaa soo bandhigtay maxaabiis ka tirsan maleeshiyada al-shabaab oo ay ku soo qabatay dagaalkii aaga garacad ee Gobolka Mudug, Generaal Siciid Maxamed Xirsi oo saxaafada usoo bandhigay maxaabiistas ayaa sheegay in Hawl-galkii ciidanka daraawiishta Puntland ay kaga jireen Aagga Garacad in uu soo gebageboobey isla markaana ay kaga dileen kooxihii soo duuley aagga garacad oo keliya 208, ayna kasoo qabteen 46 Maxbuus, sidoo kale agab Ciidan oo ka kooban 165qori oo isug jira BKM, AK47, Baasuuke 7 (RPG 7), F1 iyo qalab kakooban walxaha qarxa iyo Agabka loo isticmaali Isgaadhsiinta ciidamada.

maxaabiistan ayaa ubadan rag da’doodu aad uwaynatahay,

maxaa biistan ayaa ku soo aada xilli horay dowlada puntland u soo bandhigtay 35 maxbuus oo ay ku soo qabatay dagaalkii aaga suuj ee gobolka Nugaal.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

IMG_3304

IMG_3390 IMG_3392
1
IMG_3317(1)
IMG_3347

IMG_3361 IMG_3380 IMG_3385 IMG_3399(1) IMG_3402 IMG_3405 IMG_3406 IMG_3407 IMG_3409 IMG_3422

IMG_3318(1)IMG_3300 IMG_3302

The post Puntland oo 46 Maxbuus oo Al-shabaaba ku soo bandhigtay Garacad appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>