Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Madaxwaynaha Jubbaland oo booqday Qooqaani iyo Af-madow

https://www.youtube.com/watch?v=fkAerYd1_28&feature=autoshareKismaayo(Puntland Post) Madaxwaynaha mamulka Jubbaland AXmed Maxamed Islaan Madoobe ayaa socdaal gaaban ku tagay deegaanada Qooqaani iyo...

View Article


Madaxweyne Gaas oo Ku Wajahan Degaanka garacad ee Gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa goor dhow inuu gaaro degaanka Garacad ee Gobalka Mudug Halkaas oo ciidamada difaaca puntland ka sifeeyeen Maleeshiyaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir dhex Maray Madax ka socota Puntland iyo Dawlada Sweden

Stockholm-(Puntlandpost) Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland ayaa waxay kulan kula qaateen Magaalada Stockholm Xubno ka tirsan Baarlamaanka Sweden Waxaanu kulankaas  uu dhex maray xildhibanada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo gaarey Degmada Jariiban...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey oo saaka hiirtii waaberi kasoo jarmaaday magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Things we learned from Puntland’s victory on war on terror

Puntland Defense Forces By Ahmed Diinari. ‘’Al-Shabaab emerged in 2005 as a violent Islamist group intent on enforcing its brand of justice across Somalia. In late 2006, it focused on expelling the...

View Article


Invitation for Bids: Project ID No. P149971 Capacity Injection Project at...

The post Invitation for Bids: Project ID No. P149971 Capacity Injection Project at Office of the President Puntland appeared first on Puntland Post.

View Article

Mid ka mid ah Raggii Fuliyay weerarkii Garoonka Diyaaradaha Zaventem oo La...

Brussels-(Puntland post) Saraakiisha Booliska wadamada ‎Belgium-ka  iyo Frances-ka ayaa si cad u sheegay in la aqoonsaday mid ka mid ah ragii weerarka ka fuliyay Garoonka Diyaaradaha ee Brussels...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo bilowday nidaam cusub oo la isugu xirayo...

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa waxaa ay magaaladda Boosaaso ka biloowday nidaam cusub oo ay shirkaddu ugu talagashay in ay si fudud isugu xirmaan Maamulladda Dagmada, kuwa xaafadaha, laamaha...

View Article


Shirkii u socday Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan iyo Ra’isulwasaare Cumar...

Baledweyne(Puntland Post): Shir uga socday  Baledweyne Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan iyo  Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid  aya ku soo dhamaday fashil, waxayna odayaashu  ku adkeysteen...

View Article


Dawlada Puntland oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii xeebaha Mudug...

Garacad(Puntland Post)-Maaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku-xigeenka Eng Cabdilaahi Cumar Camey, qaar kamid ah Golaha Wasiirada iyo saraakiisha ugu saraysa...

View Article

Dagaal u dhexeeya Ciidamo huwan ah iyo Al-shabaab oo ka qarxay Koonfurta Mudug

Hobyo(Puntland post)-Warkaka ka imaanaya Koonfurta Gobalka Mudug oo uu ka arimiyo Maamulka Galmudug ayaa tilmaamaya in qaar kamid ah degaanadaas uu ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya kooxdii laga...

View Article

Vacancy: Gender Policy Specialist

Click here to download The post Vacancy: Gender Policy Specialist appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garacad Gaadhey iyo Hawl-galkii Danab oo...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalinimadii shalay soo gaadhey magaalada Jarriiban ee Gobolka mudug ayaa isla shalayba waxa uu u amba baxay magaala xeebeedka Garacad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo 46 Maxbuus oo Al-shabaaba ku soo bandhigtay Garacad

Garacad- (Puntnd Post) Dowlada Puntland ayaa soo bandhigtay maxaabiis ka tirsan maleeshiyada al-shabaab oo ay ku soo qabatay dagaalkii aaga garacad ee Gobolka Mudug, Generaal Siciid Maxamed Xirsi oo...

View Article

Booliska Gobalka Karkaar oo hawl-galo ay ka sameeyeen Bandar-bayla ku qabtay...

Bandar-bayla(Puntland Post)-Ciidmada Booliska Gobalka Karkaar oo ka war helay in qayb kamid ah firxadka Al-shabaabkii ka dagaalamay aaga toga Suuj ay soo galeen degaano katirsan degmada Bayla,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland Post oo Jariiban,Garacad iyo goobihii lagu dagaalamay sawirro kasoo...

GARACAD(Puntland Post) Magalada Garacad waxaa dib ugu soo laabanaya Qoysaskii horay uga cararay, ka dib markii halkaasi 14-ka bishaan ay kasoo dageen koox hubaysan oo ka tirsan ururka Al-Shabab....

View Article

Hawl-galo lagu adkaynaayo amaanka oo ka socda magaalooyinka waaweyn ee Puntland

Bosaaso(Puntlland Post)-Magaalooyinka waaweyn ee Puntland gaar’ahaan Bosaaso, Garowe iyo Galkacayo waxaa kasocda hawl-galo waaweyn oo ay Ciidamada kala duwan ee Dawlada Puntland ku adkay-nayaan amaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Supporting Puntland State of Somalia to formulate a Strategy of Financing...

UNCDF contracted ODI to support Puntland State of Somalia to formulate a strategy for financing LGs to deliver basic services. The first step was to conduct an assessment of how LGs are currently being...

View Article

Booliska Gobalka Karkaar oo ku guulaystay hawl-gal ay xalay ka sameeyeen aaga...

Bandar-bayla(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Gobalka Karkaar ayaa hawl-gal ay kusoo qabanayaan 20 nin oo kamid ah kooxdii ka dagaalantay Toga Suuj ee Gobalka Nugaal ka sameeyey meel u dhow tuulada...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kusoo wajahan magalada Garowe

GAROWE(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa goor dhow inuu kasoo dego gagida diyaaradaha magalada Garowe. Wasiirka koowaad ayaa lagu...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>