GARACAD(Puntland Post) Magalada Garacad waxaa dib ugu soo laabanaya Qoysaskii horay uga cararay, ka dib markii halkaasi 14-ka bishaan ay kasoo dageen koox hubaysan oo ka tirsan ururka Al-Shabab.
Puntland Post oo qayb ka ahayd socdaalka madaxwaynaha Puntland uu deegaankaasi ku tagay ayaa shacabka Soomaaliyeed usoo bandhigtay sawiradda ay kasoo qaadey deeegaanka.
PUNTLAND POST
The post Puntland Post oo Jariiban,Garacad iyo goobihii lagu dagaalamay sawirro kasoo qaaday appeared first on Puntland Post.