Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

shirkii Garowe uga socday Puntland iyo DFS oo goor dhoweyd la saxiixay

$
0
0

Garowe(Puntland Post) shirkii mudada u socday Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa goor dhoweyd lagu saxiixay magaalada Garoowe.
Shirka qodabadiisa weli saxaafadda Looma soo bandhigin, waxaase la malaynayaa in tanaasulaad badan ay labada dhinac muujiyeen

Wararka ay Puntland Post heleyso Ayaa sheegaya in qodobadu ay u badan yihiin kuwo shirarkii Kan ka horeeyey laysku afgartay. goor dhow naga filo qodobada oo dhamaystiran

The post shirkii Garowe uga socday Puntland iyo DFS oo goor dhoweyd la saxiixay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>