Amniga Bosaso oo la Adkeeyay iyo Howlgalo Ciidamadu ay Ka Wadaan Gudaha...
Taliyaha booliiska Dowladda Puntland Gen Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf Afgaduud ayaa Sheegay in amniga Bosaso la laba jibaaray isla markasna kor loo qaaday, si looga hortago in Qarxyo iyo khalkhal...
View ArticleWasiirka Caafimaadka Puntland oo tacsi u diray ehelka dadkii ku dhintey...
Garowe(Puntland Post) Wasiirka wasaradda Caafimaadka Puntland Dr.Cabdinasir Cisman Cuuke oo dhamaal tacsi ah nasoo gaarsiiyay ayaa tacsi u diray ehelka dadkii ku dhintay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee...
View ArticlePuntland oo weli diidan nidaamka 4.5 iyo Ergayga QM ee Somalia oo Garowe laga...
GAROWE(Puntland Post) Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa weli u cadaynaysa wafdiyada ka socda Villa Somaliya iyo beesha caalamka inaysan ka laaban karin go’aankii ay horay ugu diideen nidaamka...
View ArticleHay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa dowladda...
Hay’adda Astaynta Maamul wanaaga iyo la dagaalan musuqmaasuqa dowlada puntland ayaa xafiiskeeda magaalada Garowe ku qabatay barnaamij dood cilmiyeed iyo aqoon iseydaarsiga isugu jira oo Lagu...
View ArticleMarwada Madaxweynaha Dawladda Puntland oo qado sharaf u samaysay Waftigii ka...
Marwada Madaxweynaha Dawladda Puntland Hodon Siciid Ciise ayaa maanta 02-April-2016 qado sharaf ugu samaysay qasriga Madaxtooyada Waftigii ka socdey Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaaminayey...
View ArticleAdvertisement of Open Tender for UPVC pipes and fittings
Standard advertisement for local publication of local open tender procedures PUBLICATION REFERENCE FED/2012/298-778-5 Framework contract for the supply of U-PVC pipes and fittings Terre Solidali...
View ArticleWafuud heer caalami ah oo kusoo wajahan Garowe, wada hadalkii P-land iyo DF...
Garowe(Puntland Post) Wararka caawa uu helayo Puntland Post ayaa sheegaya in wada hadalkii Puntland iyo DFS uga socday xarunta madaxtooyada Garowe uu weli socda walow ay jiraan heshiis labada dhinac...
View ArticleMaxaa ka cusub maanta oo Axad ah magalada Garowe
Garowe(Puntland Post) Saaka oo Axad ah waxaa lagu wadaa in warbaahinta loosoo bandhigo heshiiska ay wada gaareen Puntland iyo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo wafdi culusi Garowe ka joogo....
View ArticleEL Clasico-Real Madrid Oo Camp Nou Ku Soo Garaacday Barcelona
Real Madrid ayaa guul soo laabsho ah ku soo gaadhay Camp Nou kadib markii 2-1 ay kaga takhalustay kooxda Barcelona, Guusha Real Madrid waxaa u sahlay Benzema iyo Cristiano Ronaldo, halka goolka qura uu...
View ArticleWafuud balaaran oo kasocda Beesha caalamka ayaa soo gaaray magaalada Garowe
Garowe,Puntland Post-Waxaa Magaalada Garowe ee Caasimada Dawlada Puntland kusoo qulqulaaya wafuud balaaran oo ka kala socda Beesha Caalamka iyo Wadamada Gobalka, waxaana goor dhawayd Caasimada Soo...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo soo gaaray Garoowe
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Tedros Adhanom Isha sawirka: Wakaaladaha/Addis News Garoowe, Puntland Post — Waxaa goor dhoweyd Garoonka Diyaaradaha ee Kanoko oo Garoowe u jira 40km ka soo degay...
View ArticleAmisom oo sarkaal kale ka dishay Al Shabaab
Muqdisho, Puntland Post — Taliyaha qaybta koowaad ee ciidamada Amisom, Jenneraal Sam Okiding ayaa sheegay inay xalay hawl-gal ka dhacay inta u dhexaysa degaannada Buufoow iyo Jannaale ay ku dileen 22...
View ArticleRaisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo soo dhaweeyey wafuuda Garowe soo gaaray
Garowe,Puntland Post-Waftigii Ka socday beesha caalamka madaxtooyada Garowe waxay kula kulmeen Ra’iisul wasaare Cumar Cabdiarshiid iyo Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, salaan...
View ArticleMadaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyey aqbalaadeeda...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Shiikh Maxamuud War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, wuxuu si diiran usoo dhaweeyey inay Puntland...
View ArticleDawlada Soomaaliya oo Hargeysa gaarsiisay Hal Milyan oo Doolar oo loogu...
Guddiga deeqda geeyey Hargeysa:- Xaquuqda Sawir Warbaahinta Dawlada Soomaaliya Hargeysa(Puntland Post)-Oday Maxamed Xassan Xaad ah iyo Wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee Caasimada...
View ArticleHadalka Xassan Shiikh Maxamuud ma laga yabaa inuu dib u rido heshiiskii...
Xaquuda Sawirka: Wariye Cali Cabdi Ducaale oo katirsan Puntland Post Garoowe (Puntland Post)- Warar aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo oo ka ag dhow qasriga Madaxtooyada Puntland ayaa sheegaaya...
View Articleshirkii Garowe uga socday Puntland iyo DFS oo goor dhoweyd la saxiixay
Garowe(Puntland Post) shirkii mudada u socday Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa goor dhoweyd lagu saxiixay magaalada Garoowe. Shirka qodabadiisa weli saxaafadda Looma soo bandhigin,...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo difaacay qaadashada nidaamka 4.5 ee Puntland
Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyay heshiiska ay wada gaareen Puntland iyo DF ka dib ayaa sheegay inaysan Puntland qaadan nidaamka 4.5 balse...
View ArticleRa’iisul Wasaraha DF oo Puntland uga mahad celiyay heshiiska dhexmaray
Garowe(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhaweeyay in Puntland heshiiska dhexmaro marxalada lagu jirana looga gudbo hanaanka 4.5 oo horay Puntland looga...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo khudbad Taariikhi ah jeediyey iyo Qodobadii...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ay Markii ay dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya kala saxiixdeen heshiiska ku saabsan in aan dalka dib loogu celin...
View Article