Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Xiriirka kubadda Cagta Puntland oo shaaciyay sharuudaha looga baahan yahay naadiyada heerka 1-aad

$
0
0

Garowe(Puntland Post) Xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa maanta shaaciyay sharuudaha looga baahan yahay naadiyada heerka koowaad, kuwaasoo la sheegay inay qayb ka yihiin nidaamka lagu saxaya hababka kooxaha ay marayaan marka loo eego kan heerka caalami.

Kooxihii diiwaan galintan ama sharuudaha biixiya ayay guddigu u aqoon sanayan naadi jira oo heerka koowaad astaamahooda ka muuqdaan.
12
PUNTLAND POST

The post Xiriirka kubadda Cagta Puntland oo shaaciyay sharuudaha looga baahan yahay naadiyada heerka 1-aad appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>