Cabdiraxmaan Faroole oo shaaciyey inuu yahay Murashax u taagan Madaxweynaha...
Murashax Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Garoowe(Puntland Post)-Madaxweynihii hore ee Dawlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Murashax u taagan madaxweynaha...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo sagootiyey Waftigii uu Hoggaaminayey...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04-Apr-2016 kusii sagootiyey garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee duleedka magaalada Garoowe Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia...
View ArticleMaxay salka ku haysaa murashax-nimada Cabdiraxmaan Farole ?
Garowe(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland, Cabdiraxmaan Farole ayaa shirkiisa jaraa’id marka hore kaga hadlay heshiiskii xalay dhexmaray Puntland iyo DF kaasoo uu sheegay inuu kasoo horjeedo...
View ArticleIsbahaysiga RAJO oo La Kulmay hawladeenada Bulshada ee magaalada Muqdishu.
Maalintii sabtidii ee Toddoobadan waxaa daaha laga rogay barnaamijka rajo soo celinta ee Isbahaysiga RAJO, iyadoo munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimayna lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo dhaweeyay Heshiiskii DFS iyo Puntland
Madaxweynaha Dowladda federaalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay heshiiskii caasimadda puntland ee garowe ay ku kala saxiixdeen dowladda federaalka Somalia oo uu matalayay ra’isul...
View ArticleAqoon yahan Saadiq Eenow oo wax laga xumaado ku tilmaamay heshiiska Puntland...
Stockholm(Puntland Post) Wasiirkii hore Caafimaadka Puntland Dr.Saadiq Eenow ayaa sheegay in lagu deg degay heshiiska Garowe ku gaareen xalay Puntland iyo DF, kaasoo nuxurkiisa ugu weyn ay ahayd in la...
View ArticleAqoon yahan Sulub oo sheegay inay cadaalad daro tahay nidaamka 4.5
Garowe(Puntland Post) Dr.Cabdiraxmaan Axmed Nuur Sulub oo ka mid ah aqoon yahanka Soomaliyeed ee hadda ku nool magalada Garowe ayaa wax laga waydiiyay siduu u arko hanaanka 4.5 ee mamulada dalka iyo DF...
View ArticleXildhibaan Dowlada Federalka Somalia katirsan oo Muqdisho Lagu Dhaawacay
Muqdisho-(Puntland Post) Wararka ka naga soo gaaraya Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in rag hubaysan goor dhaweyd Degmadaasi ay ku weerareen gaari uu la socday Xildhibaan ka...
View ArticleFAAH-FAAHIN: Khudbadii Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyey Telefishinka Dawlada
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta oo ay taariikhdu tahay 05, April 2016 waxa uu si rasmi ah u booqday xarunta dhexe ee warbaahinta Dawladda Puntland ay ku...
View ArticleShacabka Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay ka qayb qaataan gurmadka qoysaska...
Garowe(Puntland Post) Guddiga gurmadka abaaraha dowladda Puntland ayaa maanta Garowe ku qabtay kulan ay kusoo bandhigayeen wajigii koowaad ee xaaladaha abaaraha iyo biyo dhaamiskii laga sameeyay...
View ArticleFalaqayn heshiiskii Garowe iyo Fal-celiska Dadweynaha Puntland
Madaxweyne Gaas iyo Raisul Wasaare Cumar Cabirashiid Garowe(Puntland Post)-Sida aan la socono Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa ka dhacay hameenimadii 04/04/2016 heshiis lagu sheegay in lagu...
View ArticleBosaso: Labo Beelood Oo Muddo 20 Sanno Dirirsanaa oo ku Heshiiyay inay soo...
Labada Beelood oo Walaalo ah oo wada dega gobolka Bari ee Puntland oo muddo 20 sanno ah diriri u dhaxaysay ayaa ku dhawaaqay in ay ku soo afjareen colaadii dhexmartay shir muddo 45 maalmood ah uga...
View ArticleMadaxwayne Gaas oo shacabka ka qanciyay qaadashada nidaamka 4.5
Garowe(Puntland Post) Madaxwayne Cabdiweli Cali Gaas ayaa Tallaadii shalay khudbad uu ka jeediyay Puntland Tv wuxuu shacabka u sharaxay sababta ku kaliftay inay qaataan hanaanka 4.5 oo markii hore...
View ArticleBarcelona oo Guul Muhiim ah ka Gaadhay Atletico Madrid Koobka Champions League
Barcelona ayaa guul garoonkeeda Camp Nou kaga gaadhay kooxda Atletico Madrid oo qaybta hore gool kaga hormartay, laakiin laba gool uu Luis Suarez dhaliyay qaybta danbe ayaa kooxda Luis Enrique ka...
View ArticleGarowe ma tahay Magaalo u diyaarsan marti gelinta Doorashada Soomaaliya ee...
Magaalada Garowe ee Caasimada Dawlada Puntland Magaalada Garowe oo ahayd tan iyo 1998 Caasimada Dawlada Puntland, horayna u ahayd tan Gobalka Nugaal, kana mid ah magaalooyinka fara ku tiriska ah ee...
View ArticleXildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay heshiiskii Garowe
Garowe(Puntland Post) Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo Burhaan Aadan Aw-cabdi ayaa sheegay inuusan wax faa’iido ah soo kordhin karin heshiiskii Axadii 3-April Garowe ku wada...
View ArticleRequest for Quotation (RFQ) – IT Equipment at Ministry of Interior – Puntland...
Click here to Download The post Request for Quotation (RFQ) – IT Equipment at Ministry of Interior – Puntland Somalia appeared first on Puntland Post.
View ArticleR’iisul Wasaraha Somalia oo xalay la kulmay Ardayda Jaamacadda Bariga Africa...
Garowe(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, oo todbaadkii labaad ku sugan xarunta Puntland ayaa la kulmay Ardeyda wax ka...
View ArticleXiriirka kubadda Cagta Puntland oo shaaciyay sharuudaha looga baahan yahay...
Garowe(Puntland Post) Xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa maanta shaaciyay sharuudaha looga baahan yahay naadiyada heerka koowaad, kuwaasoo la sheegay inay qayb ka yihiin nidaamka lagu saxaya hababka...
View ArticleWolrd Vision oo Gaari Umbalace ah ku wareejisay wasaaradda caafimaadka Puntland
Hay’adda world Vision ayaa maanta wasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ku wareejisay gaari csuub oo Umbalace ah, kaasoo loogu talo galay in lagu fuliyo gaarsiinta adeegyada caafimaad ee gobolka...
View Article