Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22940

Cabdiraxmaan Farole oo ka hadlay xulista Barlamanka Soomaaliya

$
0
0

Garowe-(Puntland Post) Madaxweynihii hore Puntland ahna murashax u taagan jagada madaxtinimada Dalka Somaliya Dr. Cadiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud faroole, ayaa ka hadlay soo xulista Barlamanka Somaliya ee badali doona kuwa haatan jira, isagoo bulshada ugu baaqay inay ka dig toonaadaan qaladaadkii horey u dhacay inaysan ku lug lahaan mudanayaasha imaan doona .

Farole  ayaa tilmaamay Xildhibaadii ay soo xuleen 135-ta oday dhaqameed in bulshada Somaliyeed iyo beesha caalamka saluug ka muujiyeen, wuxuuna taa badalkeeda codsaday in kuwa haatan imaan doona loo soo xulo qaab hufan isagoo ka digay inay ku lug yeeshaan siyaasiyiinta dantoodu tahay qaabkii kursigaasi ugu soo bixi lahaayeen inay gacan ka gaystaan Barlamanka

Hoos ka Daawo Fariinta uu diray Dr. Cabdiraxmaan Faroole

The post Cabdiraxmaan Farole oo ka hadlay xulista Barlamanka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22940

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>