Howlgalo ammaanka lagu sugayo oo laga bilaabay magalada Gaalkacyo
Gaalkacyo(Puntland Post) Howlgalo ammaanka lagu adkaynayo ayaa laga bilaabay magalo madaxda Gobalka Mudug ee Gaalkacyo. Goobaha dadku ku badan yihiin iyo wadooyinka muhiimka ee magalada Gaalkacyo ayaa...
View ArticleSomalia executes al-Shabab journalist
Hanafi said he confessed to the killing of journalists following torture by authorities in Mogadishu Mogadishu(Puntland Post)-Somalia has executed a journalist accused of helping members of al-Shabab...
View ArticleQarax xoogan oo ka dhacay agagaarka xarunta Maamulka Gobalka Banaadir ee...
Muqdisho(Puntland Post)-Qarax aad u xogan ayaa goor dhawayd laga maqlay meel sidaa ugu fogayn xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Muqdisho oo ah Saldhiga Maamulka Gobalka Banaadir. Qaraxan oo la...
View ArticleSuldaan Axmad Rashiid Shiikh Shuceyb oo Kajawaab Celiyay Warar Saxaafada Qaar...
Suldaan Axmad rashiid Shiikh Shuceyb ayaa kahadlay Warar siweyn loo hadal haayay labadii maalmood ee lasoo dhaafay kaasi oo ku aadanaa in suldaanka uu ku qancay qaabka ay wax uwado Wasaarada Arimaha...
View ArticleAgaasimayaasha guud ee waxbarashada iyo xanaanada xoolaha oo xilka la kala...
Garowe(Puntland Post) Waxaa maanta xarumaha wasaradda waxbarashada iyo xanaanada xoolaha Puntland lagu qabtay labo munaasibadood oo ay xilalka kula kala wareegayaan agaasimayaasha la isku badalay ee...
View ArticleCiidanka oo gacanta kusoo dhigay rag Al-Shabab lala xiriirinayo oo Garowe ku...
Garowe(Puntland Post) Taliyaha ciidanka booliska Gobalka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa 9-ka Bishaan April sheegay howlgal ay ciidanku ka fuliyeen guri ku yaala caasumadda Garowe ay kusoo...
View ArticleSomalia: UNICEF and WFP respond to needs of drought-affected people in...
Drought in Somalia has caused rivers to dry out. © The Huffington Post Nairobi (Puntland Post) — In northern Somalia, UNICEF and the World Food Programme (WFP) are stepping up efforts to help...
View ArticleCabdiraxmaan Farole oo ka hadlay xulista Barlamanka Soomaaliya
Garowe-(Puntland Post) Madaxweynihii hore Puntland ahna murashax u taagan jagada madaxtinimada Dalka Somaliya Dr. Cadiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud faroole, ayaa ka hadlay soo xulista Barlamanka...
View ArticleJowhar Oo maanta Lagu Wado inuu Shirka Kafurmo iyo Ugaasyo Banaanka Kajooga...
magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe oo ay fidsantahay Gogosha maamuul Usameynta hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe ayaa Lagu wadaa in maanta uu markale kafurmo Shirka maamul usameynta...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Booliska gobolka Shabeelaha Dhexe oo Bogaadiyay 12 April
12 April waxa ay ku beegantahay Maalinta ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed waxaana Siweyn looga Xusay Xuska Maalinta 12 April Qaar kamid ah Magaalooyiinka Waaweyn ee Dalka Ciidanka Xooga Dalka...
View ArticleSomalia: The Faces of Terror and the Future Implications for the Country – by...
Somalia is a country battling with prolonged conflict and insecurity since its central government’s fall in 1991. The chief source of the insecurityis the activities of Al-Shabaab and organized crime....
View ArticleTaliyaha ciidanka Booliska Puntland oo magacabaay guddi kala saari doono...
Garowe(Puntland Post) Maanta oo Talaado ah waxaa Garowe kulan isugu yimi Saraakiisha Booliiska Puntland, kuwaas oo ka shiray Amaanka guud ee Puntland iyo howlgalo ciidamada amaanku ka wadaan...
View ArticleAKHRISO: War-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii madaxda ee magalada Muqdisho
MADASHA HOGAANKA QARAN- WAR-MURTIYEED 1. Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho 9-ka ilaa 11-ka bisha Abril 2016. 2. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
View ArticleWasarada Amniga Puntland oo go’aan kasoo saartay Itoobiyaanka alaabta ku...
Garowe(Puntland Post) Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa mamnuucday Itoobiyiinka maacuunta ku wareejiya xaafadaha magaalooyinka Puntland kuwaasoo ay Soomaalidu u taqaano Badal-badal. Wasiirka...
View ArticleMadaxwayne Gaas iyo wafdigiisa oo kusoo wajahan Puntland
Muqdisho(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali (Gaas) iyo wafdigiisii ka qayb galay shirka Muqdisho ayaa lagu wadaa inay maanta soo gaaraan caasuamdda Garowe. Sarkaal ka tirsan wafdiga...
View ArticleXasan Shiikh: Waalidiintu ha soo doontaan caruurtii Shabaab qaldeen ee...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay waalidiinta Somaliyeed ee caruurtooda lagu qabtay duulaankii Shabaabka ay ku qaadeen deeganada Puntland in laga doonaayo inay soo doontaan...
View ArticleMaraykanka oo sheegay 12 kamid ah Al-shabaab inay ku dileen Koonfurta Soomaaliya
Afhayeen u hadlay Wasaarada gaashandhiga Maraykanka ee lo yaqaan Pentagon ayaa sheegay hawl-galo ay ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya inay ku dileen tiro katirsan dagaal yahanada Xarakada Al-shabaab....
View ArticleGabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool Sweden oo deeq raashin ah soo gaarsiiyey...
Garowe(Puntland Post)-Deeq raashin ah ayaa waxaa ciidamada difaaca Puntland maanta gaarsiiyey Gabdhaha beesha meheri ee ku nool cariga Sweden , kuwaasi oo deeqdaasi u soo wakiishay gabdhaha Meheri eek...
View ArticleBosaaso waa koriso Soomaaliyeed
Bosaaso Magaalada Bosaaso waa isha ama wadnaha dhaqaale ee Gobalada ku midoobay Puntland, waxaana Magaaladan ku nool dad ko dhow hal milyan oo qof, waxayna Dadkaasi ka kala yimaadeen dhamaan Gobalada...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka Puntland oo bogaadiyay wax soo saarka beeraha Puntland
Garowe(Puntland Post) Wasaradda Beeraha iyo waraabka Puntland ayaa maanta xustay maalintii loo asteeyay maalinta beeraha Puntland kuna beegan 12-ka April balse maanta la xusay. Munaasibadan oo lagu...
View Article