Guddoomiyaha Rugta ganacsiga Mudane Siciid Xuseen Ciid oo ka qayb galay shirkii maalgashiga Soomaaliya ee London lagu qabtay ayaa laga waraystay barnaamijka Daldhis, isagoo aad uga hadlay waxa ay u taagan tahay rugta ganacsiga Puntland.
![Saciid Xuseen Ciid]()
Saciid Xuseen Ciid
Daawo Video-ga
Puntlandpost.com