Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Baarlamanka federaalka oo kulan deg-deg ah ka yeelanaya xil ka qaadistii Ilka-xanaf

$
0
0

Muqdisho-(Puntland Post)-Golaha baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa iney kulan deg-deg ah ka yeeshaan xil ka qaadistii guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka AVV;Caydiid C/laahi Ilka-xanaf.

Mudanayaasha ayaa lagu wadaa iney fadhigooda maanta kaga hadlaan sharci ahaanshaha waddadii loo maray xil ka qaadistan lagu sameeyay Ilka-xanaf iyo magacaabista guddoomiyaha cusub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa shalay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa waxaa xilka looga qaaday guddoomiyaha maxkamadda sare Avv:Caydiid Ilka-xanaf,iyadoo isla warqaddaasina lagu magacaabay Dr;Ibraahim Iidle Suleymaan.

The post Baarlamanka federaalka oo kulan deg-deg ah ka yeelanaya xil ka qaadistii Ilka-xanaf appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>