Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Uhuru Kenyatta oo gubay Foolal Maroodi iyo Wiyil

Nairobi-(Puntland Post) Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu dab qabad siiyay 105 tan oo faan maroodi ah iyo 1.5 tan oo gees wiyil isugu jira, waa bandhig qayb ka ah dagaalka lagula jiro...

View Article


Al-shabaab oo xoog kula wareegay degaan katirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe

Jawhar(Puntland Post)-Kooxda Al-shabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday Saldhig ay Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya ka samaysteen Degaanka Runirgood oo katisan Gobalka Shabeelaha Dhexe,...

View Article


Kulan Xiiso Badan Oo Galabta Dhex Mari Doonta Manchester United Iyo Leicester...

Manchester-(Puntland Post) Leicester City ayaa u dabaaldagi doonta maalintii ugu weyn ee taariikhda kooxda maata marka ay u safarayaan Old Trafford waa hadii ay ka badiyaan Manchester United. kulanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdiyo ka socda IGAD,Talyaaniga iyo DFS oo maanta soo gaaray magalada Bosaso

Bosaso(Puntland Post) Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga, IGAD iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray magalada Bosaso ee xarunta Gobalka Bari. Saraakiishan waxaa xarunta...

View Article

Gaas iyo Safiirka Talyaaniga ee Somalia maxay kaga hadleen shirkooda jaraa’id...

Bosaso(Puntand Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Bosaso kusoo dhaweeyay wafdi sare oo uu hoggaaminayo Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruuca maktabada bulshada oo Gaalkacyo looga shiray (Sawirro)

Garowe-(Puntland Post)-Waxaa Khamiistii 28kii Abril lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug shir ballaaran oo lagu taageeryey mashruuca dhismaha Maktabadda Bulshada oo dhismaheedu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad lagu soo dhoweynayey Wufuudii caalamiga ahayd ee Puntland soo...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 1-May-2016 munaasabad soo dhoweyn ah ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland ee Magaaalda Boosaaso wufuudii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka Puntland oo dhagax dhigtay xarunta wasaradda Haweenka ee...

Garowe(Puntland Post) Wasiirka Haweenka Puntland Aniso Xaaji Muumin iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta oo tallaado ah gaaray magalada Taleex oo ka tirsan Gobalka Sool. Wafdiga waxaa kusoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Galmudug iyo DDSI oo ka heshiiyey Collaadii degaanka Daac-dheer

Cabdikariim X Guuleed iyo Cabdi M Cumar oo wada qaxweynaaya Jigjiga(Puntland Post)-Maalmihii u danbeeyey Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya waxay wada hadalo lagu soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir ku saabsan dhaqan gelinta manhajka dugsiyada hoose/dhexe Puntland oo...

Wasaaradda waxbarashada iyo taclinta sare e dowladda Puntland ayaa maanta qabatay shir loogu hadlayo hirgalinta manhajka dugsiyada hoose/dhexe Puntland. Shirkaan oo socondoono labo maalin ayaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socdey...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 3-May-2016 xafiiskiisa Madaxtooyada dawladda Puntland ee Boosaaso ku qaabilay wafti ka socdey hay’adda ICRC oo uu...

View Article

Donald Trump oo u dhow inuu noqdo murashaxa xisbiga Jamhuuriga ee Doorashada...

Murashaxa Ted Cruz oo Kasoo jeeda Gobalka Texas ee Dalka Maraykanka ayaa isaga haray xulashadii Murashaxa xisbiga Jamhuuriga u ma teli doona Doorashada Madaxtinimada Maraykanka Markii uu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Atletico Madrid Oo Iska Xaadirisay Finalka Champions League

Munich-(Puntland Post)  Kooxda Atletico Madrid ayaa ciyaar saxariir ay ka martay ugu soo baxday Final Champions League kaddib markii kooxda Bayern Munich ay uga adkaaday 2-1 balse ay iyadu lugtii hore...

View Article


Caydiid Ilka-xanaf oo xilkii laga qaaday

Muqdisho-(Puntlan Post)-Wareegto goordhow kasoo baxday xafiiska madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii maxkamadda sare ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenka ganacsiga yar yarka ku haysta Bosaso oo maanta banaan-baxay,...

Bosaso(Puntland Post) Ganacsatadda khudaarta ku iibiya magalada Bosaso ayaa maanta dhigay banaanbax ay ku muujinayaan inay ka xun yihiin safarka lacagta oo kor u kacday, ka dib markii qiimaha lagu...

View Article


Wafdi ka socda DFS iyo Jaamacadda Carabta oo Bosaso lagu soo dhaweeyay

Bosaso(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka xanaanada xoolaha DFS, Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa maanta oo Arbaco ah lagu soo dhaweeyay xarunta Gobalka Bari ee Bosaso. Wafdigan waxaa garoonka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Baarlamaanada Afrika oo ka furmay Dalka Koonfur Afrika

Shirka Baarlamanaada Qaarada Afrika Johannseburg(Puntland Post)-Shiweynaha Baarlamaanada Afrika ayaa ka furmay Magaalada Johannseburg  ee Dalka Koonfur Afrika, waxaana Shirkaas kasoo qayb galay xubno...

View Article


Baarlamanka federaalka oo kulan deg-deg ah ka yeelanaya xil ka qaadistii...

Muqdisho-(Puntland Post)-Golaha baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa iney kulan deg-deg ah ka yeeshaan xil ka qaadistii guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka AVV;Caydiid C/laahi Ilka-xanaf....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid Oo Iska Xaadirisay Finalka Champions League iyo Stadium San Siro...

Madrid-(Puntland Post) Kooxda Real Madrid ayaa ciyaar ay u qalantay ugu soo gudubtay finalka Champions League iyadoona Milano kula ciyaari doonta kooxda Atletico Madrid kaddib markii ay gool madi ah ku...

View Article

Agaasimihii Hore ee Sirdoonka Puntland oo ka digay Khatarta ka iman karta...

Agaasimihii hore ee Sirdoonka Dowlada Puntland Cabdi Xasan Xuseen “Cabdi Yare” ayaa ka digay khatarta ka iman karta in ururka Daacish uu ku fido Soomaaliya,waxaana sheegay in kooxda sheegatay inay ku...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>