Waxaa lagu qabanayaa Magaalada London Kulan Muhiim oo laga hadlaayo looguna soo bandhigaayo maalgeleyaasha Caalamka siddii ay loogu sheegi lahaa Fursadaha ka jira Puntland oo ku aadan dhanka maalgashiga Kaluumaysiga , Xoolaha Nool iyo habka looga faa’iidi karo Kaluunka, Fikradaha dhanka ganacsiga Puntland ee ka dhaxayn kara Ganactadada iyo maalgeliyeyaasha iyo arrimo kale oo badan.
—>>Read English Version, PDF File
Waxaa kulankaas ka qayb qaadanaya oo ka hadlaya:
1. Saciid Huseen Ciid Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshada oo ka hadlaya Fursadaha ka jira Puntland
2. Hasan Muuse Dude, Somali Economic Forum – Somali Fishing Industry
3. Nuur Axmed Nuur Ganacsade , horayna uga mid ahaan jiray masuuliyiinta PUNSA
4. Faarax Cali Jaamac , Wasiirka Maaliyada Puntland
5. C/rashiid Yaasiin , oo ka socda Amal Express oo ka hadli doona sidda ay muhiimka u tahay helitaanka Ganacsato Guddaha (Local Partner).
Arrimaha looga hadlayo fursadaha Ganacsi ee ka jira Puntland ayaa dhacaysa 19 May
Waqtiga: 14.00 -18.00
Goobta: Resource For London, 356 Holloway Road, London, N& 6PA
Isdiiwaan-geli adoo la xiriiraya : 07932674590
ama Email u dir: kadafi066@hotmail.co.uk
Xasuuso: Si aysan kuugu dhicin niyad jab ku aadan inay kuraasto kaa buuxsanto, please deg deg isu diiwaan-geli, addoo la xiriiraya cinwaanada kor ku xusan.
Puntlandpost.com