The Puntland Business Advert-Focus on Key Business & Economic Sectors in...
This conference will reflect on the outcome of the Somali Trade & Investment Event, London and highlight the opportunities in one of the rich resource regions in Somalia and how one can invest in...
View ArticleThe Puntland Business Advert-Focus on Key Business & Economic Sectors in...
<a href=”http://www.puntlandpost.com/pp/wp-content/uploads/2013/05/Focus-on-Business-and-Economic-Sectors-1.pdf“>The Puntland Business Advert-Focus on Key Business & Economic Sectors in...
View ArticleMay 19-keeda oo magaalada London lagu qabanayo Shir looga hadlayo Fursadaha...
Waxaa lagu qabanayaa Magaalada London Kulan Muhiim oo laga hadlaayo looguna soo bandhigaayo maalgeleyaasha Caalamka siddii ay loogu sheegi lahaa Fursadaha ka jira Puntland oo ku aadan dhanka...
View ArticleKISMAAYO: Maamulka Jubbaland State iyo AMISOM, oo musaafurinaya rag uu ku...
Kismaayo: (pp)- Magaalada Kismaayo ayaa laga masaafurinayaa rag uu ku jiro Col, Barre Aadan Shire Hiirale , kaddib markii lagu qiimeeyey inay isku dayeen falal qas iyo ammaanka qatar ku ah. Kismaayo oo...
View ArticleHanaqaadka Jubbaland & Hagardaamada Damu-jadiid.
Alla Mahad oo dhan u sugnaatay, Maqaal gaaban ayaan rabaa inaan kaga hadlo mar xalada cusub ee ay gashay Siyaasada Dawlada Jubbaland oo ku soo biirtay Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Federalka ah ee...
View ArticleWarbixin :Madaxda Dowladda Federaalka waa halkii ay ku waayi lahayeen...
Waxaa mudan soo dhaweyn dhismaha Maamul Goboleedka Jubbaland, oo 15/05/2013 loogu doortay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan Madoobe, taasoo dhamaan dal iyo dibad loo bogaadiyey doorashada loo doortay...
View ArticleGaroowe: Hay,adda KISIMA oo tababareysa sheybaristayasha xanaanada xoolaha...
Garoowe: (pp)- Qaar ka mid ah Sheybaaristayaasha ka howl gala wasaarada xanaanada xoolaha Puntland ayaa maanta hay,adda KISIMA ay Garoowe uga furtey tababar ku saabsan baaritaanada cudurada xoolaha....
View ArticleGaroowe: 1200 oo guri oo hay,adda World Vision ku wareejisey Barakacayaasha...
Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 20 May ,2013 xariga ka jaray 600 oo guri kuwaasi oo hayada World Vision u dhistay barakacayaasha Garowe ku dhaqan. Wasiiro...
View ArticleJubba sheegtayaal xagee Jirteen by, C/qaadir Birir (Gabay Jubbaland- (Daawo...
<a href=”http://www.youtube.com/watch?v=pSo-cs_6GTM&feature=youtu.be“>Jubbasheegtayaal xagee Jirteen by, C/qaadir Birir (Gabay Jubbaland- (Daawo Video) </a>
View ArticleDowlada Federaalka ee Soomaaliya oo la sheegay in ay arruurinayso Ciidamo...
Warar naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in DF ee Soomaaliya ay arruurinayso Ciidamo Qabiil oo loo ekaysiinayo Xoogaga Al-shabaab , kuwaas oo la doonayo in ay qas iyo jahawareer ka...
View ArticleXeryaha Qaxootiga oo banaanbax aad u ballaaran looga taageeray Maamulka...
Kumanaan qof oo Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Jubbooyinka iyo shacab kale oo Soomaaliyeed oo ka soo jeeda deegaanada kale ee dalka Soomaaliya ayaa banaanbax aad u ballaaran ku taageeray hogaanka Cusub...
View ArticleBARI: Wafdi Ka Socda Urur Siyaasadeedka HORSEED Oo Soo Afmeeray Socdaal ay ku...
Wafdi ka socda golaha dhexe ee urur Siyaasadeedka HORSEED oo uu hogaaminyay Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa socdaal kusoo maray degmooyinka Ufayn,Isku-shuban,Bali-dhidin iyo Carmo oo...
View ArticleKISMAAYO: Wafdi Caalamiya oo gaaray Kismaayo
Kismaayo: (pp)- Magaalada Xeebeedka Kismaayo, ahna Caasimada kumeel-gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxaa ka degey wafdi ka socda beesha Caalamka oo ka socda xarrumaha qaramada...
View ArticleSomalia: Australia High Commissioner to Kenya on First Visit to Puntland
PRESS RELEASE May 21, 2013 Australia’s High Commissioner to Kenya H.E. Geoff Tooth conducted his first visit to Puntland State, Somalia, May 20-21, 2013. Ambassador Tooth’s delegation, including Deputy...
View ArticleGAROOWE: Safiirka Austaralia u fadhiya dalka Kenya oo Booqday Puntland-...
Garoowe:(pp)- Safiirka u fadhiya Austaralia dalka Kenya Geoff Tooth ayaa booqasho ku yimi caasimada Puntland ee Garoowe, iyadoo garoonka diyaaradaha magaalada garoowe ay kusoo dhoweeyeen Wasiiro iyo...
View ArticleGarowe: Go,aamo laga soo saarey kaalinta haweenka PL ee doorashooyinka,Sawiro.
Garoowe: (pp)- Shir lagu qabtey xarunta PDRC ee Magaalada Garowe ayaa looga hadlay sidii haweenka ay doorkooda uga qaadan lahaayeen doorashooyinka dowladaha hoose ka dhici doona Puntland bartamaha...
View ArticleOGEYSIIS: Xaflada Jubbaland State, Copenhagen- Denmark
Ogeysiis: (PP)- Waxaa la ogeysiinayaa Dhammaan Jaaliyada Jubbaland State ee ku nool Magaalada Copenhagen iyo Nawaaxigeeda in la qaban doono Xaflad loogu dabaal-degayo dhismihii Dowlad goboleedka...
View ArticleGaroowe: Ururada Siyaasada Puntland oo Tababar loo furey Sawiro.
Garoowe: (pp)- Hay,adda National Democratic Institute NDI ayaa maanta tababar ku saabsan maareynta ololaha doorashooyinka Dowladaha hoose maanta uga furtey Magaalada Garowe Xubno ka tirsan Ururada...
View ArticleGobolada Bari iyo Sanaag oo laga taageerey dhismaha dowlada Jubaland, Sawiro.
Bosaso: (pp)- Kulan lagu taageerayo dhismaha Maamulka Jubaland ayaa maanta ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Qeybo badan oo ka tirsan, Nabadoonada, maamulka Gobolka Bari,...
View ArticleXog: Gudoomiyaha Gobolka Sh,hoose oo xilka Iska casilay,Waa maxay sababtu:
Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose ee DF Somalia C/qaadir Shiikh Maxamed Nuur ayaa warqad uu u qorey xafiiska Madaxweynaha DF Xasan Shiikh Maxamud kaga dalbadey in laga aqbalo istiqaalo iscasilaad oo uu...
View Article