Kismaayo(Puntland Post)-War-saxafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa si aada loogu soo dhaweeyey go’aankii uu Madaxweyne Xassan Sheekh ku ansixiyey hanaanka Doorashada Dalka, Markii uu Baarlamaanka Soomaaliya ku guul daraystay inuu Heshiiskaas ansixiyey.
Akhri War-saxafadeedka Jubbaland
The post Jubbaland oo taageertay go’aankii Madaxweyne Xassan Sheekh ka qaatay heshiiska Hanaanka Doorashada appeared first on Puntland Post.