Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada...
Garowe(Puntland Post)-Waxaa maanta oo sabti ah si toos u furmay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, waana imtixaankii ugu dambeeyey fasalka 12- aad ee dugsiga sare iyo fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe,...
View ArticleMadaxda Soomaalida oo ka xaajoonaaya in Gobalka Banaadir xubno loogu daro...
Muqdisho(Puntland Post)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa ka socda fadhiyo aan loo kala kicin oo ay leeyihiin Madaxda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Maamulada ka jira...
View ArticleTacsi: Allaah Naxariistiisii Jano ha siiyo Hooyo Fadumo Macallin Dahir (Aammiin)
Ilmo Max’ed Cabdi Sooyaan iyo Hooyadood Diib Axmed SHiikh-Doon, oo kala jooga America, Somaliya, iyo Yurub waxay halkaan tacsi uga dirayaan iyagoo la qaybsanaya tiiraanyada ilmo Xasan Sooyaan oo...
View ArticleShirkii Baarlamanka Somalia ee Geedi-socodka Doorashada oo la Hakiyay
Muqdisho-(Puntland Post) Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la hakiyay kulan golaha baarlamaanka uu cod ugu qaadi lahaa hannaanka doorashada ee Soomaaliya ay ku tallaaba qaadeyso...
View ArticleJubaland oo ka digtay wax ka bedel lagu sameeyo hanaankii doorasho ee lagu...
Kismaayo-(Puntland post) Dowlad gobbolleedka jubbaland ayaa war saxaafadeed uu soo saaray kaga digay in wax laga badalo heshiisyadii siyaasadeed ee ay wada galeen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
View ArticleMaraykanka oo sheegay in ay duqayn ku dileen hoggaamiyihii Taalibaanka...
Sawir hore: dagaalyahanno ka tirsan maleeshiyada Taalibaan AFP/Noorullah ShirzadaNoorullah Shirzada/AFP/Getty Images Waxaa “loo badinayaa” in hoggaamiyihii kooxda Taalibaan ee Afganistaan ka...
View ArticleXassan Sheekh oo xeer Madaxweyne ku ansixiyey heshiiskii hanaanka Doorashada
Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho (Puntland Post) — Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, oo warbaahinta kula hadlay aqalka madaxtooyada ayaa...
View ArticleWasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Puntland oo tababar u furtay 9 Madax qaybeed
Garowe: waxaa maanta ka furmay xaruunta Wasaradda Shaqada iyo Shaqaalaha tababar loo qabtay Madaxqaybeedyada Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha (HR Unit Heads)ee Hay’ada iyo Wasaraddaha ka faaiidaysanay...
View ArticleWarbxin: Dawladda Federaalka Soomaaliya oo meel marisay Heshiikii ay wada...
Kadib markii dawladda Puntland iyo dawladda Federaalka Soomaaliya ay heshiis qeexaya hannaanka doorashooyinka 2016-ka ku kala saxiixdeen magaalada Garoowe ee Caasimadda dawladda Puntland...
View ArticleMadaxweynaha Dalwadda Puntland oo kulan gaar ah la qaatay Danjiraha dawladda...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo ujooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 22-May-2016 kulan qado sharaf ah la qaatay Danjiraha dalwadda Jabuuti u fadhiya...
View ArticleBarcelona Oo Xili Ciyaareedkii Labaad Oo Xidhiidh Ah Ku Guulaystay Copa Del Rey
Madrid-(Puntland Post) Kooxda Barcelona ayaa ku guuleystay xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh Copa del Rey iyagoo 2-0 ku garaacay kooxda Sevilla kadib markii ciyaar ay labada kooxood isku mariwaayeen...
View ArticleLiibiya oo qabatay doomo siday 850 Tahriibayaal ah
Ciidamada dalka Liibiya ayaa Sheegay in ay qabtay doomo ay saarnaayeen 850 qof oo tahriibayaal ah, kuwaasoo isku dayayey in ay u tahriibaan Talyaaniga. Afhayeen u hadlay dawladda Liibiya ayaa sheegay...
View ArticleDowlada Puntland oo taageertay go’aankii Madaxweynaha Somaliya
War-murtiyeed ka soo baxay Dowlada Puntland ayaa lagu cadeeyay argatida Puntland ee ku aadan Xeerkii Madaxweyne Xasan uu ku meel mariyay Heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashada Somaliya lagu...
View ArticleMadaxweyne Xasan sheekh oo Ka qeebgalay Shir looga hadlayo Arrimaha...
Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ayaa Maanta Ka qeebgalay Shirka looga hadlayo Arrimaha Bini’aadannimada oo maanta ka furmay Magaalda Istanbul ee xarunta u ah wadanka Turkiga...
View ArticleImtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad oo maanta dib loogu noqday Puntland
Garowe(Puntland Post)-Guud ahaanba degaanada Puntland waxaa maanta dib loogu celiyey Imtixaanka shahaadiga ee Dawlada Puntland ardayda Dugsiga dhexe ee fasalka 8-aad , Markii Wasaarada Waxbarashadu ku...
View ArticleJubbaland oo taageertay go’aankii Madaxweyne Xassan Sheekh ka qaatay...
Kismaayo(Puntland Post)-War-saxafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa si aada loogu soo dhaweeyey go’aankii uu Madaxweyne Xassan Sheekh ku ansixiyey hanaanka Doorashada Dalka, Markii uu...
View ArticleQarax xoogan oo ka dhacay isgoyska KPP Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post)-Qarax xoogan ayaa Goordhaw ka dhacay isgoyska KPP ee degmada Hodan Ee Gobalka banaadir. Qaraxaan ayaa la sheegay in lala beegsaday bar ay ciidamada Dowlada ku sugnayen oo u...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaaalda...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo 5 cisho safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta soo gaarey magaalada Garoowe ee Caasimadda dawladda Puntland...
View ArticleDowladda federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dhibaatooyinka ka jira Beledweyne
Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaatooyin baryihi Ugu danbeyey ka jiray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan, dhibaatooyinkaas oo iskugu jira Dagaalo beeleedyo ka...
View ArticleTaliyihii Booliska Qaybta Guud Ee Gobalka Banaadir oo is casilay
Gen Cali Barre Xirsi Cali Gaab oo Ahaa Taliyihii Qaybta Guud Ee Gobalka Banaadir Oo la hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay In uu iska Casilay Shaqadii uu Hayey. Cali Gaab ayaa Mar wax laga waydiiye Sababta...
View Article