Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qisooyinka Quraanka – Sacii Reer Banii Israa’iil ~ Sheikh Ali

$
0
0
Qisooyinka Quraanka-Sacii reer Bini Israail
Qisooyinka Quraanka-Sacii reer Bini Israail

Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu

Ramadaan Mubaarik mar kale
Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno.

Fadlan daawo barmaaijka labaad oo aan kaga hadlayno qisadii Saca reer Banii Israa’iil iyo casharada ku jira.
Hadaad kari karto sii fidi ajar ayaad ka heli in sha Allah.

Said Ali Ahmed
Ottawa

Puntland Post

The post Qisooyinka Quraanka – Sacii Reer Banii Israa’iil ~ Sheikh Ali appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>