Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halganka aan qaranimmadeena ugu jirno! (Q-II)...
Wuxuu yiri “waan ka xumahay inaan sidaas ku iraahdo waxaanse ka cabsanayaa labaatan sano iyo ka badan in dadka Soomaaliyeed argagaxaas k u soomaan!” waa Soonkii lix iyo labaatanaad oo wali dadka...
View ArticleMadaxweynaha Uganda oo xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada Dalkaas
Museveni oo xaaskiisa u magacaabay Wasiir awood leh Kampala(Puntland Post)-Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa caawa ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 50 xubnood, markii dib loo...
View ArticleQarax 11 Qof ku Dhimatay oo Ka Dhacay magaalada Istanbuul
Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay 36 kalana waa ku dhaawacmatay Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray gaari bas ah oo ay saarnaayeen ciidamo katirsan booliiska dalka Turkiga,...
View ArticleWasiirka Amniga Puntland oo laga saaray isbitaal ku yaala magalada Jabuuti
Jabuuti(Puntland Post) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo ku dhaawacmay is-rasaaseyn dhexmartay ciidamo ka wada tirsan Puntland ayaa laga saaray Isbitaalka ku yaala magalada Jabuuti...
View ArticleMadaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo Nayroobi ku kulmay
Nairobi – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Uhuru Muigai Kenyatta, ayaa maanta kulan saacado badan qaatey ku yeeshay...
View ArticleGudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland oo ka hadlay xeerar axsaabta...
GAROWE(Puntland Post- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa soo gaba-gabeeyay kulan muddo ku badan 7 casho uga socday magaalada Garowe, kaas oo ay uga doodayeen xeerarka Axsaabta siyaasadda...
View ArticleQisooyinka Quraanka – Sacii Reer Banii Israa’iil ~ Sheikh Ali
Qisooyinka Quraanka-Sacii reer Bini Israail Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Ramadaan Mubaarik mar kale Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan...
View ArticleNATIIJADII SHIRKII MBAGATHI IYO HALGANKA AAN QARANIMMADEENA UGU JIRNO!...
Wuxuu ka sheekeeyay rajo xumo faro badan, wuxuu aad ula yaabay arrimaha ay dadkaan isku hayaan oo sidii qof is la hadlay anigoo aan wali ka dhaqaaqin ku cel-celiyay ” Bal dad isku haya beel hebel side...
View ArticleTartanka kubadda Cagta ee Bisha Ramadan oo ka furmay garoonka Classic stadium...
Garowe(Puntland Post) Tartanka kubadda cagta bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa xalay ka bilowday garoonka kubadda cagta iyo jir dhiska ee Classic stadium and Fitnes Center magalada Garowe. Tartankan oo...
View ArticleXassan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyata oo maanta mar kale gorfeynaaya...
Nairobi(Muqdisho)-Iyadoo Maanta Mar kale lagu wado in Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya mar kale Ku kulmaan Madaxweynayaasha Kenya iyo soomaaliya si ay meel isku la dhigaan Heshiis dhaxal gal...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaaya wax ka badel lagu samaynaayo...
Muqdisho(Puntland Post)-Baarlamaanka Dawlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulamo ku qaadanaaya aqalka Baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo ka doodaya ajandayaal dhawra oo ay usoo gudbisay Xukuumada...
View ArticleWasaarada deegaanka Puntland, PHA iyo GIZ oo ka shiray Saamaynta Deegaanka ee...
Garowe(Puntlad Post)Waxaa maanta xafiiska Wasiirka wasaarada Deegaanka ee dawlada Puntland ka dhacay shir looga hadlayey saamaynta deegaanka uu ku yeelanayo Mashruuca dib loogu dhisayo wadada u...
View ArticleTaliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal oo ka hadlay amaanka Gobalka oo la...
Garowe(Puntland Post)-Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashanle dhexe Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa sheegay inay si aada u xoojiyeen Amaanka Gobalka Nugaal, siiba kan Caasimada Garowe oo ay...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Boosaaso Soo Gaadhay
Madaxweynaha Dawllada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 8 june 2016 dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha Dawlada...
View ArticleDhudi Yuusuf, gudoomiyihii haweenka Gobalka Mudug, oo Gaalkacyo lagu dilay
Dhudi Yuusuf waxa ay u dhaqdhaqaaqi jirtay horumarka iyo nabadgelyada gobolka Mudug. Gaalkacyo (Puntland Post) — Ilaah ha u naxariisto e waxaa salaaddii maqrib kadib magaalada Gaalkacyo koox hubaysani...
View ArticleAfar qof oo ku dhintay weerar Tel Abib ka dhacay
Kooxaha denbi-baarista ayaa baaritaan ku sameeyey goobta weerarku ka dhacay wax yar kadib markii niman dabley ahi afar qof ku dileen bartamaha Tal Abib — Jack Guez/AFP/Getty Images Labo nin oo hubaysan...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Xerada Utange Wiil yar oo ka mid ah Qaxootiga oo gacan ka gaysanaya Guri cusub oo qowskoodu dhisanayo, kadib markii uu gubtay gurigoodii, wuxuuna qodayaa ciiddii derbiyada guriga lagu malaasi lahaa,...
View ArticleQisooyinka Quraanka (3) – Daaluut iyo Jaauut
Qisooyinka Quraanka–Qaybta 3-aad Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Ramadaan Mubaarik mar kale Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee...
View ArticleEthiopia has extended over 18 million Birr worth aid to Flood affected...
Addis Ababa June07/2016 Ethiopia has extended over 18 million Birr worth nutritious food and material assistance to flood affected citizens of Somalia. Some 70,000 to 80,000 Somalis have suffered...
View ArticleDagaal culus oo ka dhacay degaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan
Halgan(Puntland Post)-Wararka Ka imaanaya Deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiiraan ayaa sheegaya in Koox Ka tirsan Al-shabaab ay werar ku qaadeen Fariisin ay Halgan ku leyihiin Ciidamada Itoobiya ee ku...
View Article