Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dagaal culus oo ka dhacay degaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan

$
0
0

Halgan(Puntland Post)-Wararka Ka imaanaya   Deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiiraan ayaa sheegaya in Koox Ka tirsan Al-shabaab ay  werar ku qaadeen Fariisin ay Halgan ku leyihiin Ciidamada Itoobiya  ee ku Howl gala magaca ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa Ee   AMISOM.

Goobjoogayaal ku sugan Halgan ayaa warbaahinta u xaqiijiye in Weerarkaan uu iskugu jiray Qaraxyo iyo mid Toos ah, iyadoo halkaa uu ka dhacay Dagaal Xoogan oo Saacado qaatay.

Saraakiil u hadashay kooxda Al-shababa ayaa TV-ga Al-jazeera u sheegay in Weerar ay ku qaadeen ciidamada Itoobiya ay ku dileen 43 askari oo ka tirsan Ciidmada Itoobiya.

Ilaa hada ma jirto Wax war ah oo kasoo baxay saraakiisha Ciidanka Itoobiya ee Xaqiijinaya warka ay sheegteen Al-shabaab.

 

PUNTLAND POST

The post Dagaal culus oo ka dhacay degaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>