Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Maxamed Cali oo Maanta lagu aasay Magaalada Louisville

$
0
0

Allaha u naxariistee Maxamed Cali Kalaay ayaa maanta lagu aasay magaalada uu ku dhashay ee Louisville ee gobolka Kentaki ee dalka mareykanka, salaada janaasada ayaa waxaa ka qeybgalay Kumanyaal  ruux oo kamid ah dadka muslimiinta ah oo ka kala yimid meel kamid ah caalamka.

Salaadda janaasada ayaa waxaa dadka ka bixiyay, Zaid Shakir, oo ah imamka gobolka Californian, isla markaana garab joogay Muxamed Cali marka ay nafta ka baxaysay.

Waxaa aaska ka soo qayb galay dad badan oo can ah sida Madaxweynaha Turkiga Raccep Tayip Ordagon,  iyadoo dadka ka qeybgalay la sheegay in ay ka badanaayeen ilaa 15,000 oo ruux.
c1

c2

c3
tur

c4

c5

c6

c7

c8

c9

c10

c11

c12

c13

c14

c15
PUNTLAND POST

The post Maxamed Cali oo Maanta lagu aasay Magaalada Louisville appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>