Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo dhagax dhigay dhismaha laanta socdaalka...
Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa dhagax dhigay xarun cusub oo loo dhisayo laanta socdaalka Puntland. Xaruntan oo dhaqaalaha ku baxaya ku...
View ArticleMadaxwaynaha Puntand oo tacsi ka diray geeridii ku timi gudoomiyihii haweenka...
Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta dib ugu soo laabtey magalada Garowe ayaa tacsi ka diray geeridii ku timi allaha u naxariisto gudoomiyihii Haweenka Gobalka...
View ArticleItoobiya oo Sheegtay in 120 Al-Shabaab ah lagu dilay Halgan
Muqdisho-(Puntland Post) Al-shabaab ayaa weerar khasaaro badan gaystay waxa ay ku qaadeen xero ay leeyihiin ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya oo ku taala deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan....
View ArticleMadaxwayne Gaas oo ku baaqay inay heshiiyaan beelaha ku dagalamay...
Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali gaas ayaa Isimadda iyo waxgaradka ugu baaqay inay u guntadaan sidii loo damin lahaa colaada beelaha ee ka aloosan deegaanka Dharkayn-geenyo oo...
View ArticleDhudi Yuusuf Aadan oo aas qaran loogu sameeyay magalada Gaalkacyo
Gaalkacyo(Puntland Post) Allaha u naxariistee waxaa maanta magalada Gaalkacyo lagu aasay gudoomiyihii Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan oo shalay gacan ka xaq darani ku dishay irirada hore...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo soo gaarey magaalada Garoowe.
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta 9-June-2016 kasoo kicitimay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa soo gaarey magaalada Garoowe ee Caasimadda...
View ArticleWar-saxaafadeed: Qodobbo kala duwan oo looga doodey shirkii Golaha Xukuumadda...
The post War-saxaafadeed: Qodobbo kala duwan oo looga doodey shirkii Golaha Xukuumadda dawladda Puntland. appeared first on Puntland Post.
View ArticleMaxamed Cali oo Maanta lagu aasay Magaalada Louisville
Allaha u naxariistee Maxamed Cali Kalaay ayaa maanta lagu aasay magaalada uu ku dhashay ee Louisville ee gobolka Kentaki ee dalka mareykanka, salaada janaasada ayaa waxaa ka qeybgalay Kumanyaal ruux...
View ArticleSaynisyahanno Kaarboon Laba-Oksaydh dhagax u beddelay
Kaarboon Laba-oksaydhka hawada ku faafa ayaa intiisa badan waxaa sabab u ah qiiqa ka baxa shidaalka matoorradu gubaan — Anndré Robillard/Unsplash.com Cilmibaarayaal ku sugan dalka Iceland ayaa soo...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgan kaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Gurigii Shirkii mbagathi Runtii weydiintiisa inaan ka jawaabo aad bay iigu adkayd, sababtuna waxay ahayd wuxuu i weydiiyay arrin uu isaga iigaga xog ogaalsanyahay, waliba aan garanayay inuu dad kale...
View ArticleQisooyinka Quraanka, qaybta 5-aad – Midaynta Mujtamaca ~ Sheikh Ali
Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado inay maanta cod u qaadaan qodobo muhiima
Muqdisho(Puntland Post)-Baarlamaanka soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay ku kulmaan xarunta ay ku shiraan ee Golaha shacabka soomaaliya ee magaalda muqdisho. Xildhibaanada ayaa manta cod u qaadi...
View ArticleFrance oo guul ka gaaray Romania Furitaanka Euro 2016
France-(Puntland post) Dimitri Payet ayaa noqday geesiga xulka France ka dib markii uu waqtiga dhimashada u dhaliyay goolka guusha kulankii furitaanka Euro 2016 ee ay la ciyaareen xulka Romania. Labada...
View ArticleCabdiraxmaan Faroole oo tacsi ka diray geeridii ku timi Gudoomiyihii Haweenka...
Garowe(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole ayaa tacsi ka diray allaha u naxariistee geeridii ku timi gudoomiyihii haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan oo gacan ka xaq...
View ArticleAl-shabaab oo dilal gawrac iyo toogasho isugu jira ka fuliyey Gobalada Bay...
Kooxda Al-shabaab ayaa Lix nin oo ay Labbo u dhasheen Dalka Kenya, Afarna Soomaaliya waxay siyaabo kala duwan ugu dileen Gobalada Bay iyo Jubbada Dhexe, waxayna ragaas Al-shabaab ku eedeeyeen inay...
View ArticleCiidanka dowladda hoose Gaalkacyo oo mushahar 8-bilood ka cabanaya iyo duqa...
Xigasho Sawirka: Jariibannews Gaalkacyo(Puntland Post) Ciidamo ka tirsan dowladda hoose ee magalada Gaalkacyo oo ka cabanaya inaysan muddo 8-bilood wax mushahar ah qaadan ayaa maanta qabsaday xarunta...
View ArticleWasiirkii Amniga Puntland oo Bosaso ku soo Laabtay, Kana Hadlay Xaaladiisa...
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo lagu dabiibayay Cusbitaalka Ku yaal Dalka Jabuuti Muddo ka badan bil ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda ganacsiga puntland ee magaaladda Bosaso....
View ArticleMarkab lagu kiraystay magaca Xildhibaan Faarax Cabdiqaadir oo lagu baaraayo...
Muqdisho(Puntland Post)-Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa shaacisay in Markab lagu magacaabo MV-LIBERTY oo si been abuura loogu kiraystay Magaca Xildhibaan Faarax Cabdiqaadir lagu baaraayo...
View ArticleCiidamada Booliska Soomaaliya oo fashiliyey miino lagu aasay wadada...
Muqdisho(Puntland Post)-Ciidmada Booliska soomaaliya ayaa ka Hortagay Miino lagu aasay wadada warshada ee Magaalada muqdisho. War lagu Qoray Wakaalada wararka Sonna oo ku hada afka Dowlada soomaaliya...
View ArticleQisooyinka Quraanka (7) – Qisadii Qaabiil iyo Haabiil
Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Dilkii uu horeeyay ee aduunka ka dhaca waxa uu ahaa dilkii ka dhex dhacay labadii inan ee uu dhalay Nabi Aadam oo midkood walaaliis dilay. Barmaamijka 7 aad...
View Article