Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta.
Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo siina fidi, ajar baa kuugu jira.
PUNTLAND POST
The post Qisooyinka Quraanka, qaybta 5-aad – Midaynta Mujtamaca ~ Sheikh Ali appeared first on Puntland Post.