Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu
Dilkii uu horeeyay ee aduunka ka dhaca waxa uu ahaa dilkii ka dhex dhacay labadii inan ee uu dhalay Nabi Aadam oo midkood walaaliis dilay. Barmaamijka 7 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegynaa dhacdadaas iyo wixii laga faa’idaysan karo.
Ka faa’idayso ajarkana nala wadaag oo sii fidi.
Mahadsanid.
–
Said Ali Ahmed
Ottawa
The post Qisooyinka Quraanka (7) – Qisadii Qaabiil iyo Haabiil appeared first on Puntland Post.