Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Gudi cusub oo loo xil saaray amaanka Gobalka Banaadir

$
0
0

Muqdisho(Puntland Post)-Afyaheenka Maamulka Gobalka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo la hadlay warbaahinta ayaaa sheegay in Gudoomiyaha Gobalka banaadir sheikh yuusuf xuseen jimcaale madaale uu Amniga Gobalka Banaadir u Xil saaray Guddi heer Gobal iyo degmo ah kuwaasoo lagula xisaabtamayo Amniga  Gobalka.

Xalane ayaa sido kale xusay In gudiga Heer Gobal ah uu gudoomiye u yahay Gudoomiya Gobalka Banaadir sheikh yusuf xusen jimacaale halka heer dagmo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Dagmada.

Cabdifitaax xalane aya sheegay in Amiga Gobalka banaadir lagula xisaaabtamayo Gudigaan uu magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir

Maamulka Gobalka banaadir ayaa Dadaal dheer ugu jira sidi ay u xaqiijin lahaayeen Amniga Gobalka Banaadir Madaamada Amniga Gobalkan Horay loogu wareejiye Maamulka Gobalka Banaadir

PUNTLAND POST

The post Gudi cusub oo loo xil saaray amaanka Gobalka Banaadir appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>