Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Siyaasiyiin ku sugan Garowe oo ku baaqay in lasoo afjaro dagaalka beeleedka...

Garowe(Puntland Post)-Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wasiirkii hore ee Cadaalada Dawlada Puntland Ismaaciil Axmed Warsame oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa ku...

View Article


Gudi cusub oo loo xil saaray amaanka Gobalka Banaadir

Muqdisho(Puntland Post)-Afyaheenka Maamulka Gobalka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo la hadlay warbaahinta ayaaa sheegay in Gudoomiyaha Gobalka banaadir sheikh yuusuf xuseen jimcaale madaale uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Muuse Suudi Markii  aan kala tagnay ayaan bilaabay inaan si hor leh uga fekero sheekoyinkii ninka Diplomat-ka ah ina dhex maray, waxa ugu weyn ee aan ka cabsanayana waxay ahayd inaan wax sir ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland oo dad masaakiin ah ku...

Garowe(Puntland Post) Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland ayaa si hamsabi leh magalada Garowe uga wado,afurinta dadka masakiinta ah ee aan awoodin, kuwaasoo la isigu keeno goobo kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jubbaland oo ka shaqaynaysa xoojinta ammaanka xaduudaha Somalia iyo Kenya

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowladda Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo u warramay BBC-da ayaa sheegay in Jubbland ay ka shaqeyn doonto siddii ammaan looga dhigi lahaa xuduudda Soomaaaliya iyo...

View Article


Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Cadaado

Cadaado(Puntland Post)-Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada 21-aad ee Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maleeshiyaad tabacsan Maamulka Galmudug ayaa saaka ka qarxay degmada Cadaado ee Gobalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rabshado u dhaxeeyay Taageerayaasha ku Bada Cagta England iyo Russia oo ka...

Marseille-(Puntland Post) Waxaa xalay Rabshado  hareeyeen bilowgii iyo dhamaadkii kulankii kubadda cagta ee dhexmaray xulalka England iyo Ruush-ka ku lan ka tirsataa Euro 2016, oo ka dhacay magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rugta ganacsiga haweenka Soomaaliyeed oo lagu daah furay Magaalada Garowe

Garowe(Puntland Post)-Rugta Ganacsiga Haweenka Sooomaliyeed Oo Ah Xarun Ay Kamidaysan yihiin Haween Soomaaliyeed oo ku kala sugan Magaalooyinka Muqdisho, Garoowe , Hargeysa , Nairobi, Jabuuti iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

50 qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday Baar lagu caweeyo oo ku yaal Maraykanka

Weerar uu geystay nin lagu Magacaabo Cumar Sadiiqi Matiin oo haysta dhalashada Dalka Maraykanka, asal ahaanse kasoo jeeda Dalka Afghanistan ayaa ka dhacay Baar ay ku caweeyaan raga isku galmooda oo ku...

View Article


Qisooyinka Quraanka (8) – Xeedhadii Reer Bani-Israa’iil

Assalamu Calaykum WW Reer Bani-Isra’iil waxa uu Allah u soo diray nabiyo badan iyo mucjisooyin sidaas oo  kale badan. Mucjisooyinkaas waxa ka mida xeedhadii cuntada ahayd ee ay xertii Nabi Ciise...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Rajo xummada shirkii Mbagathi iyo wax kasta oo ka soo baxaya inaysan nuxur weyn yeelanayn marka laga soo tago hoggaamiyeyaashii is hayay oo iyagu la ogaa dalkaba inay af-duubteen, waxaa laga arki...

View Article

Cumar Cabdirashiid oo cambaareeyey toogashadii Orlando

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa cambaareeyey toogashadii ka dhacday Baar ku yaal Magaalada Orlando ee Dalka Maraykanka, kaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Arrintan waxay meesha ka saartay cabsi weyn oo ay markii hore qabeen qabqablayaasha oo ahayd in haddii ay shirka ka caroodaan la xirayo, ama ay noqonayaan dad meel cidla ah ku soo dhacay, waxaana isla...

View Article


Donald Trump oo sheegay in Soomaalidii ugu badnayd ee Minnesota ay ku...

Donald Trump oo ah ninka sida aadka ah loogu saadilaanaayo inuu noqdo Murashaxa Doorashada Madaxtinimada Maraykanka u matali doona Xisbiga Jamhuuriga ayaa ka hadlay toogashadii ay Dadka badan ku...

View Article

Madaxweyne Silaanyo oo Isbitaalka ku booqday Dad ku wax yeeloobay roobab...

Hargeysa(Puntland Post)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa Isbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa ku booqday tiro dada oo ku wax yeeloobay roobab mahiigaana oo ka da’ay...

View Article


Qisooyinka Quraanka(9) – Iblis iyo Bani Aadamka

Aslamu Calaykum WW Barnaamijka 9-aad ee qisooyinka Quraanka maanta Waxaan kusoo qadanaynaa Dgaaalka u dhaxeeya Ibliis iyo Bini Aadamka. Dawasho wacan The post Qisooyinka Quraanka(9) – Iblis iyo Bani...

View Article

Madaxweynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo sheegay dhacdadii...

Jigjiga(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dagaal uu dad ku dhintay oo ka dhacday degaanka Gaashaamo ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismaha Buundada Deegaanka Xaabo oo la soo gaba-Gabeeyay

Xaabo(Puntland Post)-Dowladda puntland ayaa soo gabagabeysay dhismaha buundo muhim ah oo laga dhisay deegaanka xaabo oo hoostaga degmada caluula ee gobolka gardafuu. Buundadan oo dhererkeedu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax Ka Ogoow Kulanka caawa dhexmari doona qaramada Portuga iyo Iceland

Cristiano Ronaldo iyo xulkiisa Portugal ayaa bilaaban doona tartankooda Euro 2016 marka ay wajahaan xulka tartankaan ku cusub ee Iceland ciyaar ka tirsan safka Group F oo ka dhici doonta garoonka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Cumar Cabdirashiid: Dawladda Soomaaliya waa ay ka xun tahay toogashadii...

Cumar Cabdirashiid, Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaalia Associated Press Washington (Puntland Post) — Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, raysal wasaraha dalka ayaa sheegay in...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live