Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qisooyinka Quraanka (8) – Xeedhadii Reer Bani-Israa’iil

$
0
0

Assalamu Calaykum WW

Reer Bani-Isra’iil waxa uu Allah u soo diray nabiyo badan iyo mucjisooyin sidaas oo  kale badan. Mucjisooyinkaas waxa ka mida xeedhadii cuntada ahayd ee ay xertii Nabi Ciise waydiisteen in uu Allah samada uga soo dajiyo. Sheekadii xeedhadaas ayaynu maanta ku soo qaadanaynaa barmaamijka 8 eedaas ee silsilada qisooyinka Quraanka. Fadlan hoos ka daawo, si aad ajarka u wadaagtana sii fidi.

Said Ali Ahmed
Ottawa

PUNTLAND POST

The post Qisooyinka Quraanka (8) – Xeedhadii Reer Bani-Israa’iil appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>