Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweyne Silaanyo oo Isbitaalka ku booqday Dad ku wax yeeloobay roobab Mahiigaana oo Hargeysa ka da’ay

$
0
0

Hargeysa(Puntland Post)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa Isbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa ku booqday tiro dada oo ku wax yeeloobay roobab mahiigaana oo ka da’ay Magaalada Hargeysa iyo qaar kamida Gobalada Somaliland.

Roobabkan oo socdey saacado xiriiri ayaa watey dabaylo xoogan, waxayna geysteen khasaare iskugu jira mid nafeed iyo maal.

Halkan Ka daawo roobabka Hargeysa ka da’ay

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Silaanyo oo Isbitaalka ku booqday Dad ku wax yeeloobay roobab Mahiigaana oo Hargeysa ka da’ay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>