Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo laga Sameeyay Magaalada Muqdisho

$
0
0

Cidmamad nabad sugida Dowlada Federal soomaaliya ayaa habeenimadii xalay howl gal gaar ah  Ka sameye qeybo kamida Xaafada Suuqa Xoolaha ee dagmada Hilwaa ee Gobalka Banaadir howlgakaan ayaa lagu so qab qbtay 5 ruux oo ay ciidamadu don doonayeen.

Afyaheenka wasaarada Amniga Soomaaliya Cabdikaamil Macalin Shugri oo la hadlay warbaahinta Ayaa sheegay  in ay laamaha amnig hayeen xogta 5 ruux ugu danbeyna Gacanta lagu soo dhigay

Cabdkaamil aya sido kale xusay in Ciidmadama amniga ay ka hortageen  Mooto Bajaaj  lagu soo raray waxyaabaha Qarxa.

Ciidmada Amnigana ay  isku dayeen In Mootadaas ay gacanta ku dhigaan islamarkaana ay baxsatay  inta ciidamda amiga ceersanyeena ku qaraxday aga gaarka Xero Jarmal ee wadada  warshada ee magaalada Muqdisho.

Afyeenka  Wasaarada amiga qaranka mar wax laga waydiiye Qasaaraha Ka dhasay qarax Moto Bajaaj ka ayaa sheegay  in  Aysan Jirin wax khasaaraa oo ciidamada dowlada ka soo gaaray Qaraxa Motaadas  wadihii waday Bajajta kaliya uu halkaa ku geeriyoooday.

Laamaha amiga soomaaliya ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay dadaalo  ugu jiray sidii ay u xaqiiji lahaayeen Amiga magaalda Muqdisho.

Saciid Xasan

Warbaahinta Puntland Post

Muqdisho-So

The post Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo laga Sameeyay Magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>