Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Dagaal ka dhacay Shabeelaha hoose

Ururka Al-shabab, ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya iyo AMISOM  oo marayay inta u dhaxeeya degmada Baraawev iyo Tuulada Maryan...

View Article


Dowlada Ciraaq Oo Magaalada Faluuja Kala Wareegtay Kooxda Daacish.

Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq ayaa sheegay in magaalada Fallujah la qabtay,qudbad uu telefishenka ka jeediyay ayuuna ku sheegay in Fallujah ay gacanta usoo gashay Dawlada Ciraaq. Waxuu intaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti ka socda Puntland oo Nairobi kula kulmay Bangiga Adduunka

Wafti Ka socda dawladda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Cabdulle ayaa magaalada Nairobi kulan kula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

David Bell,  wuxuu ahaa ergayga Ingiriiska shirkaas u fadhiyay, mar aan qaddar yar sheekaysanaya waxa uu ii sheegay in muddo dheer uu ka shaqayniyay Bariga iyo Koonfurta Afrika, dabeecad ahaan wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-shabaab oo markii ugu horaysay bayaan kasoo saartay dilka Maxamed Dulyadayn

Al-shabaab oo ka tacsiyeysay Dilka Maxamed Duulyadayn Kooxda Al-shabaab ayaa markii ugu horaysay Bayaan kasoo saartay Hogaamiye Maxamed Duulyadaynn  oo horaantii bishan lagu dilay duleedka Magaalada...

View Article


Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukun dila ku ridey 43...

Garowe(Puntland Post)-Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa xukuntay 43 xubnood oo katirsanaa Xarakadda  Al- Shabaab, kuwaas oo lagu soo qabtay weerarkii ay ku soo qaadeen deegaanada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdey...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-June-2016 xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti ka socdey xarunta Bangiga adduunka ee Washington oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti ka socda Puntland oo kulan aqoon is weydaarsi ah kaga qayb galay...

Wafti Puntland ka socdey oo safar shaqo ku marayey waddamada Geeska Afrika ayaa socdaalkooda ku gaarey magaalada Daarasalaam ee Xarunta dalka Tanzania waxaanay kula la yeesheen Machadka Tababarrada...

View Article


Jawaari oo Baydhabo ugu sii gogol xaaraaya Shirka Madasha wadashiga Qaran

Baydhabo(Puntland Post)-Wafdi Balaaran uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa  gaaray Maagaalada Baaydhabo ee Xarunta Gobalka Baay Wafdiga Gudoomiye...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasarada Waxbarashada Puntland Iyo Wasarada Waxbarashada Koonfur Galbeed...

Garowe-(puntland post)-Wasiirka wasarada waxbarashada iyo barbaarinta koonfur galbeed iyo ku xigeenka wasaradaasi oo maalmihii u danbeeyay garowe ku sugnaa ayaa maanta kormeer ku tagay jaamacada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xeer-ilaaliyaha Maxkamada ciidamada Puntland oo faah-fahiyey dilka lagu...

Garowe(Puntland Post) Xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida Puntland Cabdullaahi Xirsi Cilmi (Cali Barre) oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in 43- ka mid ah kooxda Al-Shabab lagu...

View Article

Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo laga Sameeyay Magaalada Muqdisho

Cidmamad nabad sugida Dowlada Federal soomaaliya ayaa habeenimadii xalay howl gal gaar ah  Ka sameye qeybo kamida Xaafada Suuqa Xoolaha ee dagmada Hilwaa ee Gobalka Banaadir howlgakaan ayaa lagu so qab...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

An Open Letter the People of Puntland

Somalis are no strangers to trials and tribulations, whether they be natural or manmade.  Puntland  has sought to find its own way forward, and has a number of achievements of which it should be...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

dawladda Puntland oo dardargelin xoogle ku wada tayaynta shaqaaleheeda

Wafdi u hogaaminayo Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha dawladda Puntland ayna ka mid ahaayeen xubno ka tirsan Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, xubno ka tirsan Jaamacadda PSU iyo xubno ka mid ah ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtanka Xulka Egland Iyo Kooxda Manchester United Oo Sheegay Inuu waayihiisa...

Garowe-(Puntlandpost)-WAYNE ROONEY ayaa diyaar u ah inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa Manchester United waayihiisa ciyaareedna ku soo afjaro Old Trafford. Kabtan ingiriiska ayaa amaan ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Ergooyinka shisheeyaha ah dabeecadda ay shirka ku joogaan guud ahaan wuxuu ahaa sidaas ann soo tilmaanay, waxaana si cad kugu muuqanaya in shirka ay wadeen dalal Afrikaan ah oo waliba ah ku wa deriska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAFDI KA SOCDAY PUNTLAND OO KULAMO SHAQO U JOOGAY QAAR KAMIDA WADAMADA AFRIKA...

Wafdi uu hogaaminayay wasiirka wasarada shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha puntland oo ay kamid ahaayeen madax ka socotay jamacada PSU Iyo xubno ka tirsan guddiga xiriirinta Mashruuca...

View Article


Shirkii Baydhabo oo Dib u Dhac ku yimid iyo jawaari oo Shirar laleh Dadka...

Baydhabo-(Puntland Post) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa kulamo gooni gooni ah Baydhabo kula qaadanaya wax garadka Iyo siyaasiyiinta Baydhabo ku nool. Kulamadaa...

View Article

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo Dekeda Bosaso ku soo Bandhigtay...

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Cabdullaahi Jaamac Saalax ayaa Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele uga mahadceliyay Taag  Nooca jiida doonyaha oo ay ugu deeqday Dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu jirno!...

Uganda wax badan waxay ku celcelisay in Soomaaliya lala safto Dowlad kasta oo shirkaan ka soo baxdanna ciidamo ammaankeeda sugo la siiyo inta ay iyada cagaheeda isku taagayso, waxayna rumaysnayd sida...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>