Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay aaska marxuum Burci Maxamed Xamze

$
0
0

Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha soomaaliya xasan sheikh maxamuud  ayaa ka qeeb galay Janaasada Marxuum Burci Maxamed Xamze oo ahaa wasiru dowlihii xafiska rays”ulwasaraha   arrimaha deegaanka oo ku geeriyooday Werar Alshabaab ku qaadeen Hotel Naaso Hablood ee magaalada muqdisho.

Sido kale janaasada Marxuum burci ayaa waxa ka soo qayb galay afyaheenka Baarlamaanaka soomaaliya Maxamed cismaan jawaari iyo Rays”ul wasare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte  iyo qaar kamida Labada Gole ee dowlada ka kooban tahay

Madaxda ka soo qayb gashay aaska Marxuum Burci ayaa alla ugu barye in janadii Farsowso alla ka waraabiyo  umadii soomaaliyeedna samir iyo iimaan alla ka siiyo

Marxuum Burci maxamed xamza ayaa ahaa Wasiiro dowlaha  Ariimaha deegaanka ee xafiiska Raysul’wasaraha soomaaliya sido kalena waxa uu ahaa xubin kamida  Mudanayaasha Baarlamaanka ee Waqtigooda sii idlaanayo

3(3)

2(2)

1(3)

Saciid xasan

Warbaahinta puntland post

Muqdisho-so

The post Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay aaska marxuum Burci Maxamed Xamze appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles