Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay aaska marxuum Burci Maxamed Xamze

Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha soomaaliya xasan sheikh maxamuud  ayaa ka qeeb galay Janaasada Marxuum Burci Maxamed Xamze oo ahaa wasiru dowlihii xafiska rays”ulwasaraha   arrimaha deegaanka oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Deegaanka Puntland oo Garowe ku qabatay shir looga hadlayo...

Garowe(Puntland Post) Wasaradda Deegaanka daaqa,duurjooga iyo dalxiiska Puntland ayaa maanta oo Isniin ah magalada Garowe ku qabatay shir looga wadatashanayo dardargelinta xeerdhaqameedka ilaalinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Sadio Mane

Garowe-(Puntlandpost)-Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixa xidigii kooxda Southampton ee Sadio Mane. Liverpool ayaa ku guulaystay saxiixa xidiga xulka qaranka Senegal waxayna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Garoowe kaga qayb galay Munaasabad lagu soo...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-Jun-2016 kaga qayb galay Masaajidka Al-Huda ee magaalada Garoowe Munaasab si weyn loosoo agaasimey oo lagu  maamusayey...

View Article

Dalladda Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee PUNSAA oo soo dhoweysay go’aankii...

Garowe-(Puntland Post) Dalladda Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee PUNSAA ayaa War Saxaafadeed ka  soo saartay go’aankii ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dwladaha xubnaha ka ahi dib uga laabteen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Garoowe kaga qayb galay munaasabad loogu...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 28-Jun-2016 xarunta Agoomaha Puntland ee Garoowe kaga qayb galay Munaasab loogu magac daray Ciidsiinta Agoomaha, taas oo...

View Article

PUNSAA Supports the Suspended Decision to the Electoral Commission of Somalia...

The post PUNSAA Supports the Suspended Decision to the Electoral Commission of Somalia 2016 appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...

Waxaa hubaal ah inaysan waxba qarsoonayn, ma aha wax quruxsan in laga sheekeeyo xummaanta iyo dhibaatada haddii aan waxba laga qaban karayn, ama kuwii sameeyay ama mujtamacii lagu sameeyay aysan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax ka dhacay Turkiga oo 36 Qof ku dhinteen 100 kalana ku Dhaawacmeen

Istanbul-(Puntland Post) Ugu yaraan 36 ayaa ku dhimatay 100 kalana way ku dhaaawacmeen weerar loo adeegsaday bambooyin iyo qoryo, kaasoo lagu qaaday garoonka dayaaradaha ee magaalada Istanbul. Weerarka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Cristiano Ronaldo Ka Yiri Go’aankii Uu Messi Kaga Fariista Wadankiisa...

Garowe-(Puntlandpost)-Xidiga sida weyn ula xifaaltama Lionel Messi ee Cristiano Ronaldo ayaa si qiiro leh uga hadlay guuldaradii markale xulka Argentina kasoo gaartay dhigooda Chile iyo go’aankii uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Riyadii Rumowday waxaa qortey Sahra Qorane Cumar

  Muqdisho(Puntland Post) Qof kasta oo ku nool amase ku soo barbaaray meel uusan burbur, dhibaato, dil, qax iyo baahiba aysan ka jirin, wax baddan kama dareemi karo baahida wax akhris ee ay qabaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia 2016: What kind of Leader does Somalia or Somalis need in 2016...

Mohamud Isse Yusuf is Social and Political Affairs analyst and Lecturer at East Africa UniversityEmail: mciise01@gmail.com Somalia is a country located in the Horn of Africa. It is neighbored by...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Deegaanka Puntland oo soo gaba-gabeysay shirkii looga hadlayay...

Garowe(Puntland Post) Wasarada Deegaanka daaqa, duurjoogta iyo dalxiiska Puntland ayaa soo gaba-gabeysey shirkii looga hadlayay dardar galinta xeer dhaqameedka deegaanka, kaasoo kasoo qayb galayaasha...

View Article


Gaari Miino kula qaraxday Deegaanka Lafoole ee Gobalka Shabellaha Hoose

Mid kamida gawaarida loo yaqaano Bl ka ee  ka shaqeya   inta u dhaxeysa Afgooye iyo Muqdisho ayaa saakay Miino kula qarxaday deeganka Lafoole ee Gobalka Shabellaha Hoose. Inta la og yahay 3 ruux ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada haweenka Dawlada Puntland oo boqatay degaano hoostaga degmooyinka...

Garowe(Puntland Post)-Wasiirka haweenka Dawlada Puntland Anisa Cabdiqaadir Xaaji Muumin iyo wafti ay hogaaminayso ayaa booqashooyin ay ugu kuur galayso mar xaladaha haweenka iyo caruurta ku tagtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...

Markii ugu horeysay ee kulankii u horeeyay uu isugu yimid barlamanka September21,2004, ayaa wixii u horeeyay ee la qabtay ay hayd in Aadan-Madoobe la siiyay inuuu hadlo, iyadoo uu shirka gudoominayo...

View Article

Madaxweyne Soomaaliya oo magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal oo dib u...

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn...

View Article


Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqaymo Ka Wada Deegaano Ka Tirsan G/Gedo.

Garowe-(Puntlandpost)- Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in Duqeymo xoogan ay ka wadaan Degaano hoostaga Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo. Degaanada ay  Diyaaradaha Kenya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa Kuma Garsooraha Dhex-dhexaadin Doona Kulanka Indhaha Caalamku Wada...

Garowe-(Puntlandpost)-Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa garsooraha ree Hungary ee Viktor Kassai  u magacawday in uu dhex dhexaadiyo kulanka sida wayn loo sugayo ee sideed dhamaadka tartanka...

View Article

Isbahaysiga Rajo oo ka digay Kacdoon Dadweyne Haddii Xaalada Dhaqaale ee...

Isbahaysiga midaynta iyo rajo soo celinta Soomaaliyeed ee RAJO ayaa muwaadiniinta soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska Sanadguuradii 56aad ee ka soo wareegtay  Maalinta Xoriyada iyo midowgii Soomaaliya...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>