Garowe-(Puntland Post) Dalladda Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee PUNSAA ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay go’aankii ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dwladaha xubnaha ka ahi dib uga laabteen guddigii doorashada 2016 ee ay hore u magaacaabeen, wuxuuna u qornaa sidatan.
PUNTLAND POST
The post Dalladda Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee PUNSAA oo soo dhoweysay go’aankii dib looga laabtay guddigii doorashada Soomaaaliya ee 2016 appeared first on Puntland Post.