Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Gaari Miino kula qaraxday Deegaanka Lafoole ee Gobalka Shabellaha Hoose

$
0
0

Mid kamida gawaarida loo yaqaano Bl ka ee  ka shaqeya   inta u dhaxeysa Afgooye iyo Muqdisho ayaa saakay Miino kula qarxaday deeganka Lafoole ee Gobalka Shabellaha Hoose.

Inta la og yahay 3 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaas ka badana way ku dhaawacantay  sida PuntlandPost u xaqiijiyeen Goobjoogayaal Goobta ka agdhawaa.

Dadka ku waxyeelada ka soo gaartay miinadaan ayaa u badnaa Dadka saaranaa gaariga Bl ka ee Miinada haleeshay
Sido kale Miinadaan ayaa loo malenayaa in ay tahay mid wadada hareraheeda lagu aasay
Dadka waxyeelada soo gaartay ayaa lo soo qaaday goobaha cafimaadka ee magaalada muqdisho si halkaa loogu dabiibo.

Saciid Xasan Warbaahinta Puntland Post
Muqdisho. So

 

The post Gaari Miino kula qaraxday Deegaanka Lafoole ee Gobalka Shabellaha Hoose appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>