Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Belgium Vs Wales, Eden Hazard Iyo Gareth Bale Oo Kala Hogaaminaya Weerarka Labada Xul.

$
0
0

Garowe-(Puntlandpost)-Xulalka Belgium iyo Wales ayaa isku dhici doonaa iyadoo Gareth Bale iyo Eden Hazard oo xulalkaan kala hogaaminaya ay raadianyaan guul si ay balan ula sameystaan xulka Portugal iyo xidigooda Cristiano Ronaldo oo ay wada jooga afar dhamaadka tartankan Euros.

Jordan Lukaku ayaa daafaca bidix ee Belgium ka badalay xidiga dhaawacaan ee Jon Vertonghen halka halka Thomas Varmaleen uu ganaax ku seegay kulankaan waxaana badalay Jason Danyer, waxaana weerarka xulka Belgium hogaamiyana Hazard, Lukaku iyo De Bryune.

Dhanka Wales Gareth Bale iyo Aaron Ramsey ayaa labadaba ku bilowday kulankaan halka Ashley Williams ayaa diyaar u noqday kulankaan.

Belgium: Courtois, Meunier, Alderweireld, Denayer, J. Lukaku, Witsel, Nainggolan, De Bruyne, Carrasco, Hazard, R. Lukaku.

Wales: Hennessey, Gunter, Williams, Chester, Taylor, Allen, Ramsey, Ledley, Bale, Robson-Kan

Kayse Muse Ali

Puntlandpost

Garowe

The post Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Belgium Vs Wales, Eden Hazard Iyo Gareth Bale Oo Kala Hogaaminaya Weerarka Labada Xul. appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>