Warbixin: Madaxweynaha dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo ka kooban labada gole ee dawladda ayaa maanta 30-Jun-2016 safar shaqo ugu amba baxay magaaalada...
View ArticleQodobo Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirada Iyo Culumada Soomaaliyeed ee...
Gulaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir la yeeshay Cuilaam’udiin dhawaan ka soo Cabasho ka soo saaray Qodobada Siyaasadda Qaranka ee Jinsiga, si looga qanciyo fasiraadda Qaldan ee laga...
View ArticleWarmurtiyeed: Akhriso Qodobbo Muhim ah oo looga hadlay shirka golaha...
The post Warmurtiyeed: Akhriso Qodobbo Muhim ah oo looga hadlay shirka golaha xukuumadda Puntland appeared first on Puntland Post.
View ArticleMadaxweynaha Sooomaaliya oo xuska 1-da July awgeed ubax dhigay taalada...
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo midnimada dalka awgeed ubax dhigay taalada Daljirka...
View ArticleWarbixin: Madaxweynaha dawladda Puntland oo ummadda Soomaaliyeed ugu...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta 01-July-2016 ugu hambalyeeyey guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar...
View ArticleNatiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...
Golihii cusbaa ee xil-dhibaannada waxay soo jeediyeen oo isku raaceen in dadka murashaxiinta ah ee u tartamaya xilka madax-weynenimmada ay bixiyaan lacag 2kun oo dollar, runtii shuruuddaas waxay ka...
View ArticleWarbixin:Madaxweynaha dalwadda Puntland oo kulamo ammaanka looga hadlayo la...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhiim ah u jooga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa kulamo la qaatay guddiga amniga gobolka Mudug,...
View ArticleWeerar lagu Dilay Lix Qof oo ka Dhacay Duleedka Mandheera
Lix qof ayaa ku dhintay in ka badan labaatan kalana way ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday Bus rakaaba oo marayay deegaan ka tirsan magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya. Madaxa...
View ArticleManchester United Oo Ku Dhawaaqday Iney Dhameystirtay Saxiixa Weeraryahan...
Garowe-(Puntlandpost)-Manchester United ayaa lasoo wareegtay weerayahanka ree Sweden ee Zlatan Ibrahimovic kaasoo uu hore u dhamaaday qandaraaskiisii kooxda PSG ee dalka France wuxuuna xidigaan dib ula...
View ArticleShaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Belgium Vs Wales, Eden Hazard Iyo Gareth Bale Oo...
Garowe-(Puntlandpost)-Xulalka Belgium iyo Wales ayaa isku dhici doonaa iyadoo Gareth Bale iyo Eden Hazard oo xulalkaan kala hogaaminaya ay raadianyaan guul si ay balan ula sameystaan xulka Portugal iyo...
View ArticleQorshe Lagu Xirfadeynayo Booliska Soomaaliya oo Socda.
Garowe-(Puntlandpost)-Qorshe darafyo badani ay ka shaqeynaayaan oo diirada lagu saarayo sidii isbaddal wanaagsan loogu samayn lahaa ciidamada biliiska ee Soomaaliya ayaa shalay Khamiistii lagu daah...
View ArticleTacsi: Madaxweynaha dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Garaad Abshir...
The post Tacsi: Madaxweynaha dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Garaad Abshir Saalax Maxamed appeared first on Puntland Post.
View ArticleWarbixin: Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland oo kulamo la qaatay...
Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf oo uu weheliyo wakiilka Puntland u fadhiya Kenya Maxamed Rashiid Axmed Fagallade oo hawlo shaqo u jooga magaalada Nairobi ee...
View ArticleNatiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu Jirno!...
Intii uu shirka socday erggedii Soomaaliyeed ee shirka joogtay wax badan baa ka bedelmay, waxaa caadi iska noqotay inaan wixii xumaa laga xishoon, marar badan waxay indhahaagu qabanayeen wax aan ku...
View ArticleMadaafiic khasaaro geysatay oo lagu garaacay Magaalada Baydhabo
Baydhabo-(Puntland Post) Afar ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyooday in badan 15 kalana way ku dhaawacmeen madaafiic saaka aroortii Al-Shabaab ay ku garaaceen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay....
View ArticleAmisom fighter jets destroy Shabaab camp in Somalia
Hardly a day after Kenya Defence Forces repulsed an al Shabaab attack on Mangia camp in Lamu county, jets operating under Amisom in Somalia conducted airstrikes targeting Shabaab camps in Beled-Hawo,...
View ArticleHargaysa oo si ballaaran looga dareemayo maalmaha u diyaar garowga ciida
Hargaysa(Puntland Post) Magalada Hargaysa xarunta Somaliland ayaa si weyn looga dareemayaa maalmaha ciida, boqlaal qof ay buux dhaafiyeen suuqyada waa weyn ee Hargaysa. Wariye Cali Cabdi Ducale ayaa...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo magaalada Gaalkacyo kulamo kula qaatay...
Madadaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudugu ayaa maanta 2-July-2016 kulan ballaaran la qaatay qabaha kala duwan...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Maalin keliya markii ay doorashada ka dhinnayd waxaa inoo muuqday in dalka Maraykanka uusan wali xiiso u hayn doorashada iyo wax ka soo baxaya ama natiijadiisa ay noqonayso, hadana uu yahay dalka ugu...
View ArticleKenya oo bilowday dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha...
Dowlada Kenya ayaa shalay si rasmi ah u bilowday iney dalkooda dib ugu celiso Boqolaal Kun oo Qaxooti Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo ku jira xeryaha Dhadhaab ee gobalka waqooyi Bari Kenya. Qaxooti gaaraya...
View Article