Gudiga fulinta Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) oo kulankoodii saddex bilood laha ahaa soo gabagabeeyey maanta 19/07/2016 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku wajahan Gudiyada Doorashooyinka heer Federaal heer dowladaha xubnaha ka ah iyo hogaanka dhaqanka oo ku saabsan Doorashooyinka 2016, wuxuuna u qornaa sidatan.
PUNTLAND POST
The post PUNSAA oo soo saaray War Saxaafadeed ku wajahan Gudiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed appeared first on Puntland Post.