Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Machadka SIDRA oo Garowe soo dhowayn ugu sameeyay qoraayaal ka qeyb galaya...

Garowe (PP) Mac-hadka horumarinta cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA ayaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland kulan soo dhowayn ah ugu sameeyay qaar kamid ah qorayaasha ka qeyb galaya...

View Article


Xulka Kubada Cagta Puntland oo 4-0 kaga badiyey Xulka Koonfur Galbeed Soomaliya

Muqdisho-(Puntland post) Ciyaartoyda xulka kubada cagta Puntland ayaa gaaray guushii ugu horeysay tartanka Dowlad Goboleedyada ee ka socda magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir. Xidigaha Puntland oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaarada Afrika oo yeelatay Baasaboor cusub

Kigali(Puntland Post)-Qaarada Afrika ayaa markii ugu horaysay yeelanaysa Baasaboor cusub oo ka dhaxayn doona guud ahaan Qaarada Afrika, kaas oo ay qaadan doonaan  Dadka ku nool Qaarada. Baasaboorkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika oo weli ka socda magaalada Kigali

Kigali-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika oo sannadkan ka dhacaya magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Madax-weyne Cabdullaahi Yuusuf wuxuu wax kasta ka jeclaa in xarunta ay dowladdu degayso noqoto Xamar laakiin way iska cadayd inaysan taas sahal ahayn, waayo Muqdisho marka laga soo tago Xasan Daahir...

View Article


Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda Gobalka Sanaag

Dagaal aad u culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa saakay ka qarxay degaanka Boodacade ee Gobalka Sanaag, degaankaas oo u dhexeeya Degmooyinka Xingalool iyo Dhahar ayaa la isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Kenyatta oo ka hadlay kiiska badda Somalia

Rwanda-(Puntlandpost) – Kulankaani oo u dhexeeyay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhurro Kenyatta, ayaa waxa ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay kamid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidammo Cusub oo ka Socda Dalka Uganda oo soo Gaaray Muqdisho.

Muqdisho-(Puntlandpost) — Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona ciidamada AMISOM ee ka hawl-gala Soomaaliya. Guutadan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-July-2016 qasriga Madaxtooyada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ku qaabilay uqaabilsanaha Xog-hayaha guud ee Qaramada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Jubbaland oo markii ugu horaysay badiyay ciyaaraha ka socda magalada...

Muqdisho(Puntland Post) Waxaa meel wanaagsan maraya koobka mamulada gobaladda dalka oo dhowaan ka furmay magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Galabta waxaa wada ciyaaray xulalka Jubbaland iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah-faahin: Dagaalkii ka dhacay degaanka Booda-cadde ee Gobalka Sanaag

Iyadoo maanta uu dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu ka dhacay degaanka Booda-cadde oo qiyaastii 40KM kaga beegan dhanka galbeed degmada Dhahar ee xarunta Gobalka Haylaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Siciid Cabdullaahi Dani oo Si Ballaaran Bosaso Lagu Soo Dhaweeyay

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 Dr. Siciid Cabdullaahi  Deni ayaa maalintii Isniinta 18 Bishan july 2016 ah ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso, waxaana soo dhaweyntiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Waxay ahayd talaabo aad u farxad gelisay dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba noqoshada dowladda ay dib ugu laabatay Soomaaliya, waa la malayniyay oo waxay ahayd arrin iska cad in...

View Article


Taliyaha Cusub ee ciidamada Amisom oo Xilka la wareegay

Muqdisho-(Puntland Post) Taliyaha cusub ee howgalka midowga Afrika ee AMISOM Jeneral Cismaan Nuur Subagle, ayaa xilka si rasmi ah ugula wareegay taliyihii hore ee AMISOM  general Jonathan Rono kadib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharaxa Duqa Degmada Gaalkacyo Yaasiin Maxamuud Jaamac (Yaab’arag) oo la...

Gaalkacayo(Puntland Post)-Yaasiin Maxamuud Jaamac (Yaab’arag) oo  ka mid ah Xubnaha Cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa sheegay in uu yahay Musharxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha...

View Article


PUNSAA oo soo saaray War Saxaafadeed ku wajahan Gudiyada Doorashooyinka heer...

Gudiga fulinta Bulshada Rayidka ah ee Puntland  (PUNSAA) oo kulankoodii saddex bilood laha ahaa soo gabagabeeyey maanta 19/07/2016 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku wajahan Gudiyada Doorashooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulalka Puntland iyo Banaadir oo bar bar dhac galay galabta

Muqdisho(Puntland Post) Magalada Muqdisho waxaa ka socda weli koobka mamulada dalka oo ay marti galisay Gobalka Banaadir, galabta oo Tallaado ah waxaa wada dheelay xulal matalayay Banaadir iyo Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbaahinta oo si aada u qaada dhigtay xaaska Donlad Trump oo xaday khudbad...

Menlania Trump iyo Michelle Obama Warbaahinta Maraykanka ayaa si aada u qaada dhigaysa Xaaska ninka xisbiga jamhuuriga u mateli doona Doorashada madaxtinima Maraykanka Donald Trump oo lagu magacaabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Dowladdii waxay dib ugu laabatay Soomaaliya, labadii goleba, golihii shacabka iyo golihii fulinta waxay dib u degeen dalka, madax-weynihii, ra’iisal-wazaarihii iyo xubnihii la socday ee golayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo murashaxa xisbiga...

Trump Shirweynaha xisbiga jamhuuriga oo maalmihii u danbeeyey ka socday Magaalada Claveland ee Gobalka Ohio ayaa si rasmiya la iskugu raacay in Donald Trump  uu noqdo Murashaxa xisbiga Jamhuuriga u...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>