Qaraxyo Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gawaari Walxaha Qaraxa Laga Soo buuxiyay ayaa Goordhow Waxa ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho.
Qaraxyadaan Ayaa Waxa ay ka dhaceen afaafka hore Ee Garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.
2 Gaari oo laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa loo Adeegsaday Qaraxani Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.
ilaa iyo iminka lama oga Qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxyadaasi maadama qaraxyada goordhow ay dhaceen.
Maqalka jugta qaraxyada ayaa si weeyn looga maqlaya Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.
ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxyadaasi.
Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah .
Puntland Post Xafiiska Muqdisho
The post Qaraxyo is Miidaamin ah oo Goordhow Ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.