Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaraxyo is Miidaamin ah oo Goordhow Ka dhacay Muqdisho

Qaraxyo Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gawaari Walxaha Qaraxa Laga Soo buuxiyay ayaa Goordhow Waxa ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho. Qaraxyadaan Ayaa Waxa ay ka dhaceen afaafka hore Ee Garoonka Aadan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Murti Soomaaliyeed baa tiraahda”Waxay ina badeen waxay ina bareen baa ka daran” dowlad la’aantii iyo burburkii dalka ku dhacay sidii looga baxi lahaa waxaa ka darnnaaday sidii loo heli lahaa dad...

View Article


Faah Faahin Qasaarihii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho iyo...

Sida aan horay u daabacnay Weeraro ismiidaamin ah oo loo adeegsaday 2 Gaari oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu mid kamid ah yahay Gawaarida Nooca loo yaqaano UD Ayaa maanta lagu Qaaday Meel...

View Article

Dowlada Somalia oo faah Faahin ka bixiysay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Masuuliyiin katirsan Dowlada Somalia Ayaa Gaaray goobta qaraxyada ay maanta ka dhaceen ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadaan oo ahaa kuwo ismiidaamin ah ayaa lagu weeraray meel aan sidaasi uga fogeeyn...

View Article

Finalka Koobka Dowlad Goboleedada Soomaaliya oo Galabta Soo Xirmaya

Xulalka kubada cagta Jubbaland iyo Puntland  ayaa goor dhow oo galabta ah  isaga hor iman doona Garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho Final-ka koobka Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee 2016. Ciyaarta...

View Article


DEG DEG: Kooxda kubada Cagta Puntland oo Ku Guuleeystay Koobka Dowlad...

Kooxda Kubada Cagta ee Puntland  ayaa Goordhow ku Guuleeystay Koobka Dowlad Goboleedyada dalka Kadib Markii ay Rikoorooyin 5-3 uga badiyeen Dhigooda Jubbaland. Madaxweynaha Somalia Ayaa hadda koobka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dabaaldagyo waa weyn oo ka socda Puntland

Garowe-(Puntland Post) Waxaa Goordhaw Magaalooyinka Puntland  ka bilowday Dabaaldagyo waa weyn, ka dib markii xulka kuba cagta Puntland uu ku guulaystay koobka Dowlad Goboleedada Soomaaliya. Dabaaldaga...

View Article

Madaxweynaha dawladda Puntland oo hambalyo u diray xulka kubbadda cagta...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa  26 July 2016 hambalyo iyo bogaadin u diray xulka kubbadda cagta Puntland oo guul taariikhi ah kasoo hooyey ciyaarihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xidhibaan horay uga tirsanaan jiray Baarlamaanka Soomaaliya oo fuliyey...

Sawir horay looga qaaday Saalax Badbaado oo is qarxiyey Muqdisho(Puntland Post)-Ex-Xaldhibaan Saalax Badbaado oo mudo 10 sano ah kasoo mid ahaa Baarlamanadii Kumeel gaarka ahaa ee Dalka soo maray ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka oo Hillary Clinton u xushay inay u matasho...

Xisbiga Dimuqraadiga Dalka Maraykanka ayaa si rasmi ah  ugu magcaabay Hillary Clinton oo horay usoo noqotay xog hayaha arimaha dibada Dalkaas inay noqoto ruuxa tartanka doorashada Madaxtinimada u...

View Article

Booliska Canada oo Toogtay muwaadin Soomaaliyeed oo Muddo Xabsi ugu jiray

Wararka laga helayo Magaalada Ottawa Ee Dalka Canada ayaa Waxa ay Sheegayaan in Booliska Dalka Canada ay Toogteen Muwaadin Soomaaliyeed. Muwaadinka Soomaaliyeed Ayaa Lagu Maacaabaa Abdirahman Abdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Maxkamadihii guulo waaweyn ayeey ka gaareen meelo badan oo dalka ka mid ah, gaar ahaan gobollada Koonfureed, laakiin waxay garan waayeen intii ay  kuwii ka horeeyay ee Qabqablayaasha Muqdisho ahaa...

View Article

Democrats nominate Hillary Clinton for US presidency

As Democratic nominee, Hillary Clinton becomes the first woman to lead a major party towards the White House. The Democratic Party has made history by nominating Hillary Clinton to run for US president...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo xarigga ka jaray Dhismaha Cusub ee Iftin Bank

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27-July-2016 caasimadda Puntland ee Garoowe kaga qayb galay Munaasabad lagu daahfurayey dhisme cusub oo uu Bangiga Iftin ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’isilwasaaraha Somalia oo Magacaabay Taliyaha Ha’ayada Socdaalka iyo...

Digreeto Ka Soo baxday Xafiiska Ra’isilwasaaraha Somalia Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa lagu magacaabay Taliyaha ha’adda Socdaalka iyo Jinsiyaha Xukuumada Somalia. R/wasaaraha Ayaa Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN+SAWIRRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta 27 July, 2016 qasriga Madaxtooyada Garoowe waxa uu qado sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyey bahda qoraaga Soomaaliyeed oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mid kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka Muqdisho oo Shil Gaari ku dhaawacmay...

Gudoomiyaha Degmada Deyniile Ahmed Nuur Siyaad ayaa Dhaawac Fudud ka soo gaaray Shil Gaari oo ka dhacay Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir Xil uu ka Amba baxay Xarunta Degmadaasi isaga oo xiligaasina...

View Article


Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Wax weyn baa doorsoonaa, marka la eego sida ay saraakiisha aajnabiga ah ula dhaqmayeen dowladdii la soo dhisay, wax baa bedelnaa, xubnaha ka tirsanaa dowladda naf ahaantooda baa dareemayay in wax si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Obama Endorses Hillary as America’s Best Hope

President of the United States Barack Obama & Hillary Clinton Barack Obama needed to bring Democrats together tonight at the DNC. Tim Kaine had a far more difficult task: Hillary Clinton’s...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Garoowe ka daah furay Carwada Bandhigga...

Madaxweynaha dalwadda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28 July, 2016 magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad loogu magac daray Bandhigga Buugaagta oo markii labaad lagu soo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>