Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ra’isilwasaaraha Somalia oo Magacaabay Taliyaha Ha’ayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia

$
0
0

Digreeto Ka Soo baxday Xafiiska Ra’isilwasaaraha Somalia Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa lagu magacaabay Taliyaha ha’adda Socdaalka iyo Jinsiyaha Xukuumada Somalia.

R/wasaaraha Ayaa Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi)  u Magacaabay Taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowlada soomaaliya.

Xilkaan Ayaa waxaa kal hore loogu qaaday Gen C/llaahi Gaafoow oo hadda Taliyaha ha’ada Nabadsugida Soomaaliya.

Koofi ayaa horay u ahaa Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir waxaana lagu xasuustaa dacadiyo isugu jirtay Xabsi iyo jirdil uu kula dhaqaaqay wariyaasha ku sugan Muqdisho.

Digreetadda Magacaabista ee ka soo baxday Xafiiska R/wasaaraha ayaa u qornayd sida tan.

 

11-2

Hoos Ka dhageyso Warbixin

Xafiiska Puntland Post Ee Muqdisho

The post Ra’isilwasaaraha Somalia oo Magacaabay Taliyaha Ha’ayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>