Waxaa manta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe xulka kubadda cagta Puntland ka dib guushii ay kala soo noqdeen ciyaarihii maamul goboleedyada ee Muqdisho lagu qabtey.
Kumanaan qof iyo Madaxda ugu sareysa dowlada Puntland ayaa ka qeyb galay soo dhaweynta manta garowe loogu sameeyey dhalinyarada kazoo laabtey ciyaarihii Muqdisho ka qabsoomay.
Warbaahinta Puntlandpost ayaa halkan idinku soo gudbinaysa sawiro horudhac u ah soo dhaweynta maanta ka qabsoontey maagaalo madaxda Puntland ee Garowe.
Abshir Abdulaahi (Dhiirane)
Xafiiska Wararka Garowe
PUNTLANDPOST.COM
The post Soo dhaweyn balaaran oo Garowe loogu sameeyey Xulka Kubadda Puntland appeared first on Puntland Post.