Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Lagu...
Munaasabad oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho xalay waxaa soo qaban qaabiyey Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad...
View ArticleFaah Faahino ku saabsan qaraxyadii iyo weeraradii ka dhacay Muqdisho &...
Xarunta CID Ee Magaalada Muqdisho Ayaa waxaa Maanta weerar xoogan ku qaaday dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab kuwaasi oo qaraxyo iyo weeraro ku galay xarunta CID ee Magaalada Muqdisho. Kooxda Ayaa...
View ArticleSoo dhaweyn balaaran oo Garowe loogu sameeyey Xulka Kubadda Puntland
Waxaa manta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe xulka kubadda cagta Puntland ka dib guushii ay kala soo noqdeen ciyaarihii maamul goboleedyada ee Muqdisho lagu qabtey. Kumanaan qof iyo...
View ArticleWarbixin: Madaxweynaha dawladda Puntland oo Garoonka Konooko kusoo dhoweeyey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 31 July, 2016 Garoonka diyaaradaha ee Konoco...
View Article“DAAWO” LOOMA KALA HARIN XULKA KUBADDA PUNTLAND
Madax iyo Shacab uma kala harin soo dhaweyntii 31 July 2016 Garowe loogu sameeyey dhalinyaradda xulka kubbada cagta Puntland ee kala soo laabtey Muqdisho guul ka dib tartankii xulalka ciyaartooyda...
View ArticleMadaxwaynaha Dowladda Puntland oo Casho Sharaf u sameeyay Xulka Kubadda Cagta...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa caawa 31 July, 2016 casho sharaf soo dhoweyn iyo...
View ArticleGolis oo ka qeyb-qaadatay soo dhowaynta xulka kubbada P/land
Shirkada isgaarsiinta Golis oo ah shirkada ugu weyn xaga isgaarsiinta Puntland iyo guud ahaan Somalia ayaa door muhiim ah ka qaadatay soo dhowayntii shalay Garowe loogu sameeyey Xulka Kubbadda Cagta...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Marka hore waxaa in la cadeeya ay tahay in ciidammada Itoobiyaanka ah ee Baydhabo soo galay bishii September 26dii, 2006, aysan ku imaan ammar ay ka heleen Midowga Afrika, ama IGAD, ama Qarmmada...
View Article“Dhagayso” Qaban qaabada xuska 18aad ee Puntland
Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha , Dhalinyaradda iyo Sports-ka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed ayaa shacabka Puntland ugu hambalyeey sanad guurada 18aad ee kazoo wareegatey markii dhidhibada loo taagay...
View ArticleWariye ku baaqay in loo gurmado Ardeyda Degmada EYL
Degmada EYL ee Gobolka Nugaal waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu faca weyn dalka Somalia, Waxayna dhacdaa xeebta badweynta Hindiya, Waana magaalo kulmisa kheyraad kala duwan sida Beeraha,dhulka ku...
View ArticleGuddiga Hirgalinta Doorashada Somalia oo la hadlay Saxaafadda
Gudoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federal Cumar Dhegay ayaa saxaafadda uga warbixiyay howlaha horyaala xilli muddo 19 cisho oo kaliya uga dhiman tahay waqtigii loogu talo-galay soo...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay ciyaartoyda xulka Qaranka...
Muqdisho(Puntland post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay...
View ArticlePuntland oo caawa u dabaal dagaysa 18 sano-guuro
Waxa ka socda deegaanada Puntland dabaal degyo iyo fantastiyo qeyb ka ah xuska sanad guurada 18 ee Puntland, Iyadoona caawa lagu qabanayo magaalada Garowe munaasabada ugu balaaran ee xuskan. Caasumadda...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo lacag siiyey xulka kubbada cagta PL
Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lacag abaal marin ah gudoonsiiyay tiro ka badan 20 ciyaartoy iyo masuuliyiintooda oo ka tirsan xulka kubbada cagta Puntland Ka dib markii kooxdu kala soo...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo Shacabka ugu hambalyeeyey maalinta...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 1 August, 2016 Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga qayb galay Munaasabadda Xuska maalinta Taariikhiga ah ee 1-da...
View ArticleMadaxweynayaasha maamul Goboleedyada Dalka oo ku soo wajahan Muqdisho iyo...
(P-P Muqdisho) Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ay soo gaaraaan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka. Madaxweynayaasha Maamulada Puntland , Jubbaland, Koonfur...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
KHilaafkii dowladda dhexdeeda ahaa run ahaatii wuxuu ahaa dhabar jab weyn ooku dhacay hankie iyo rajadii ay qabeen dadka Soomaaliyeed, Geedii waa is cazilay…madax-weynihii wuxuu soo magacaabay Nuur...
View ArticleShir Garowe uga furmay Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo EU-da
Kulan dib u eegis loogu sameynayo 6-dii bilood ee lasoo dhaafey Mashruuca Waa Iftiin Waxbarashadu ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe, Waxaana kasoo qeyb galay saraakiil ka socota Midowga Yurub oo...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo maanta u dhoofay Muqdisho
Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u duulay magaalada Muqdisho si uu uga qeyb galo shirkada madasha qaran kaas oo lagu go,aaminayo Jadwalka doorashada...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo Gaarey Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo hoggaaminayo oo ka kala tirsan labada gole ee dawladda ayaa maanta 2 August, 2016 ka amba baxay magaalada Garoowe...
View Article