Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dagaal Qasaare Geeystay oo dhexmaray Ciidamada Gal-Mudug iyo kuwa dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

$
0
0

Inta la Xaqiiyey Labo Ruux ayaa Ku geeryootay Dagaal Maanta Duleedka Dac-dheere ku dhexmaray Maleeshiyaad  ku kala Abtirsada Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiyo iyo Maamul Gobaleedka Galmudug.

Xiisada dagaal oo u dhaxeeysa Maleeshiyaad Hubaysan oo kala taabacsan Maamulada Galmudug iyo kuwa Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa wali ka taagan Deegaankii uu dagaalku ka dhacay.

Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta Ee Maamulka Gal-Mudug Cismaan Maxamed Cali dheere oo la hadlay Puntland Post ayaa Nasiib daro ku tilmaamay Dagaalka Ka Soo Cuboonaaday Xaduuda ay wadaagaan Mamulada Galmudug iyo Kilinka Shanaada ee soomaalida Itoobiyo.

Dagaalada u dhexeeya Maleeshiyaadka Maamulada Galmudug iyo Dowlada Deegaanka Soomaalia ayaa Mar Badan ka dhacay deegaanada dhaca Xaduuda Gobalka Galgaduud uu la wadaago Itoobiyo waxaan Hogaamiyaasha labada Maamul oo ku kulmay Magaalada Jig-jiga ay ku Heshiiyeen Xal ka madan bays ah laga gaaro Dagaalkaasi

Hoos ka dhageeyso Codka.

Puntland Post Muqdisho

The post Dagaal Qasaare Geeystay oo dhexmaray Ciidamada Gal-Mudug iyo kuwa dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>