Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Waxaa xusid mudan in madax-weyne Xasan SHiikh uu ahaa ninka keliya ee ay soo martay fursad aysan helin madaxdii ka horeysay; Cabdu-Allaahi Yuusuf Axmed, iyo SHiikh SHariif SHiikh Axmed, oo isagu wuxuu...
View ArticleGarowe oo si weyn looga xusay maalinta dhalinyarada
Waxaa maanta lagu xusay magaalada Garowe maalinta dhalinyarada Adduunka oo ku began 12 Augsto 2016 , Waxaana kazoo qeyb galay munaasabad baalaran oo maalintan lagu maamusayay masuuliyiin uu ka mid...
View ArticleR/Wasaare Cumar oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Sudan
Muqdisho, August 12, 2016…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Sudan oo hoggaaminayo Wasiirka...
View ArticleDagaal Qasaare Geeystay oo dhexmaray Ciidamada Gal-Mudug iyo kuwa dowlad...
Inta la Xaqiiyey Labo Ruux ayaa Ku geeryootay Dagaal Maanta Duleedka Dac-dheere ku dhexmaray Maleeshiyaad ku kala Abtirsada Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiyo iyo Maamul Gobaleedka Galmudug....
View ArticleKooxo Hubeeysan oo Muqdisho ku dilay Gudoomiye
Kooxo ku hubeeysan bastoolado islamarkaasina ilaa iyo iminka aan heebtooda lagaran ayaa Gudoomiye waaxeed katirsan Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku Dileen Gudaha Degmadaasi. Gudoomiye...
View Articlehowl-gal dad lagu soo qabtey oo laga fuliyay Gaalkacyo
Ciidamada La dagaalanka Argagixisada Puntland ee PSF ayaa dad kusoo qab qabtey howl-galo ay xalay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan xaafadaha ku yaala Koonfurta iyo Waqooyiga...
View ArticleTuulada Kala-beyr Gobolka Nugaal oo u dabaal-dagtay guul Ardo
Garowe (Puntland Post):- Magaalada Kala-beyr oo 60 KM u jirta Garowe ayaa lagu qabtey xaflad lagu dhiiri-galinayo Ardeyda Dugsiga hoose/dhexe/Sare ee Nageeye ka dib markii kaalinta saddexaad ka galeen...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Maxamed Cuthmaan Jawaari, wuxuu ka odeyeeyay wax kasta oo intii uu Xasan Shikh Max’ud madax-weynaha dalkaas ka dhacay oo dhibaata ahayd, wuxuuna u istaagay ilaalinta madax-weyne Xasan si qaynuun ah...
View ArticleMaryan Nuux oo Soomaaliya u mataleysa Olympic-ada Aduunka oo maanta tartameysa
Sanadkaan Ciyaaraha Olympic-ada Aduunka ee ka socda magaalada Rio De jenerio ee Dalka Brazil Soomaaliya waxa uga qayb galay laba Orodyahano, kuwaas oo kala ah Mohamed Daud Mohamed oo 20 sanno jir iyo...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Saraakiil Tababar u soo xiray
Muqdisho-(Puntland Post)Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu soo xirey xerada Gen. Dhegabadan Ex Jazeera Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo...
View ArticleBosaso iyo Minneapolis oo mataanoobay
Madaxda magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa heshiis mataanayn ah la saxiixday magaalada Boosaaso ee dalka Soomaaliya. Sanadkii 2014 ayay ahayd markii la bilaabay qorshaha xiriirinta labada...
View ArticleIs-diiwaan galinta doorashada Somaliland oo hoosaysa
Waxaa aad u hoosaysa is diiwaan galinta doorashada Somaliland oo sidii la rabay aanu dadku isku diiwaan galin sida ay xaqiijiyeen ururada mucaaradka iyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Habac sanaanta...
View ArticleShacab dilay horjooge ka tirsan Alshabab
Dad shacab ah ayaa ku dilay deegaanka Luuq jeeloow oo ka tirsan Gobolka Hiiraan horjooge sare oo ka tirsan Alshabab ka dib dagaal shalay dhex maray , Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay...
View ArticleIssimo ka horyimid wada hadalka Khaatumo iyo Somaliland
in ka badan 5 Issim oo ka mid ah kuwa gobollada Sool Sanaag iyo Cayn oo ku sugan goob madal nabadayn ah oo ku taala tuulo la yiraahdo Dhummay ayaa shir jaraa,iid oo ay maanta qabteen uga horyimid wada...
View ArticleSomaliand oo Sheegtay in ay Cafis u fidisay siyaasiinta ka jooga Muqdisho
War ka soo baxay maamulka Somaliand ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Somaliand Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu cafis u fidiyay Siyaasiinta ka soo jeeda Deegaanada Somaliand ee ku Sugan Muqdisho....
View ArticleWasiir katirsan Somalia oo ka soo horjeeystay in Madaxweyne Xasan Sheekh Dib...
Wasiirka Arimaha Dibada Somalia Mr c/salaan hadliye Cumar oo ka hadlayay Munaasaad Ka dhacday Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia Ayaa ka hadlay hees Laga qaaday goobtaasi munaasabad ay ka socotay...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Waxaa dalkii ka samaysmay nidaam dowladeed oo aad cajiib u ah, oo malaha Soomaaliya ay noqonayso dalkii ugu horeeyay ee qanigan cusub ee 21aad lagu tijaabiyay isla markaasna hadda u eg inuu yahay mid...
View ArticleWasiirka Deggaanka Puntland oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Leicester UK
Waxaa lagu qabtay magaalada Leicester UK, xaflad balaaran oo lagu soodhaweeyay Dr. Ali Abdullahi Warsame oo ah wasiirka Deggaanka , Dalxiiska iyo Duur joogta Dawlad putland , Waxaana ka soo qeyb...
View ArticleMusharax Xildhibaan C/xabiib Yaasin Warsame oo Gaalkacyo kulan kula qaatey...
Gaalkacayo(Puntland Post)-Cabdixabiib Yaasin Warsame oo ka mid ah Musharaxiinta u bartamaya Aqalka hoose ee soomaaliya ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Gaalkacyo kaga hadalay Mushraxnimadiisa...
View ArticleQiimaha wakhtiga! W.Q: Sam-sam Said Mohamed
Sam-sam Said Mohamed Waxaa mahad oo dhan iskaleh allaah SW, allah inaga dhigay dad Muslim ah inoo dhamaystiray nimcooyinkiisa una ogaaladay Shacabka soomaliyeed inay ku noolaadaan 26 sano nolol isku...
View Article