Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Mashruuc muhiim ah oo ka socda wadada 30-ka Garowe

$
0
0

Wadada Sodonka oo ka mid ah kuwa ugu caansan magaalada Garowe , Kana mid ah dhabooyinka ugu isticmaalka badan ayay dowlada hoose ka bilowday mashruuc muhiim u ah bilicda magaalo madaxda Puntland ee Garowe, Iyadoona iminka lagu xirayo dhabahani ilays-yo ka duwan, kana iftiin badan kuwii horey loogu xiray inta badan jidadka dhex mara Garowe.

Mashruucan oo qayb ka noqonaya Iftiiminta habeenkii caasimada Puntland waxa horaantii 2016 lagu guulaystay in dowlada hoose ee Garowe ku xirto  inta badan wadooyinka magaalada baalayaal dhaadheer oo ay ku xiran yihiin Ileys-yo ama Lay-rar ku shaqeynaya cad-ceeda ama qoraxda.

Jidka 30-ka oo ka mid ah wadooyinka ugu muhiimsan ee dhex mara Garowe waxaa u suurto gashay Warbaahinta Puntland post inay warbixin muuqaala kasoo gudbiso mashruuca hadda ka soconaya .

Halkan ka daawo

1 3 2Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Mashruuc muhiim ah oo ka socda wadada 30-ka Garowe appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>