Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhul gariir Khasaare gaystay oo ka Dhacay Talyaaniga

Dhul gariir lagu qiyaasay 6.2 oo ah cabirka Rektarka dhul gariirada lagu cabiro ayaa waaberigii Saaka ka dhacay Pescara del Tronto iyo deegaano kale oo ku yaala dalka Taliyaaniga. Inta la xaqiijiyay...

View Article


Muqdisho weerar khasaaro geystay oo lala beegsaday Wasiir

Koox Ku hubeeysan Bambaanooyinka Gacanta laga Tuura Ayaa Weerar ku Qaaday Hoogya uu Magaalada Muqdisho ka Dagnyahay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Somalia Maxamed Cali. Hooyga...

View Article


Dhaqaatiir Ajnabiya oo Garowe ka fulinaya isku furanka Haweenka

Garowe (Puntland Post):- Isbitaalka Guud ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka bilaamay qaliimo iyo daweyn lagu samaynayo haweenka qaba xanuunka iskufuranka oo fulinayaan dhaqaatiir ajanani ah. Wasaaradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay madaxa UNDP

Muqdisho-(Puntland Pst) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), Helen Clark, oo...

View Article

Somalia oo isu diyaarinaysa marti-gelinta shir madaxeedka IGAD

Muqdisho (Puntland Post):-  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa isu diyaarisay marti-gelinta Shir Madaxeedka IGAD, kaasoo la filayo in horaanta bisha September ee sanadkaan 2016-ka lagu qabtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudomiyaha Baarlamanka Puntland oo gaaray Gaalkacyo.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo wafdi uu hoaaminayo ayaa maanta  Aug 24, 2016 socdaal ku tagay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana si diiran...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo qiimo dhimis u samaysay ganacsatada Qaadka

Dikreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne kuxigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Puntland Cabdixakiin Cumar Camay ayaa loogu fasaxay Ganacsatada Puntland dhamaantood inay qaad kala soo degi karaan...

View Article

Garowe oo looga shirayo qaabka xulida Baarlamanka cusub ee Somalia

Garowe (Puntland post):- Shir ay soo qaban qaabiyeen xubnaha hirgelinta doorashada 2016 ee Puntland iyo Xubno ka socday Gudiga Hirgalinta  Doorashada Dad-ban ee heer  federaal ayaa  maanta ka furmay...

View Article


Maydka G. Maxamed Cali Samatar oo Maanta laga soo Dajinayo Magaalada Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Post) Magaalada Muqdisho Ayaa maanta oo Khamiis Waxaa lagu Wadaa in laga Soo Dajiyo Diyaaradii siday Allaha u naxariistee Maydka General Maxamed Cali Samatar oo ku Geeriyooday...

View Article


Madaxweynaha Puntland oo Gaaray Dalka Turkiga Xili Laga sugayay Puntland

Wararka naga soo gaaraya Dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in Dalkaasi uu Goordhow uu Gaaray Madaxweynaha Puntland Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas. Madaxweyne Gaas Ayaa Goordhow ka Dagay Garoonka...

View Article

lacag Dhan $530,000 oo laga xaday bankiga Dhexe Ee Dalka

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee  Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo Goordhow la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in Bankiga laga xaday lacag dhan Shan boqol iyo Soddon Kun oo Doollarka Maraykanka ah, $...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Dr Cawdagle” Furayaasha Horumarka Q 1aad

Qaybtii 1aad. Dr Hashi Herzi Musse (Dr Cawdagle) drcawdgale@gmail.com Qof kasta oo ka mid ah ah Bini aadamka waxaa si dabiici ah ugu beeran hammi ama himilooyin ay tahay in uu ka guul gaaro oo...

View Article

Iska hor’imaad Somaliland iyo Shacab ku dhex maray Gobolka Sool

Iska hor imaad u dhexeeya dad shacab ah iyo ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa maanta ka dhacay halka la yiraahdo”Kal-cad” oo ah deegaan hoos taga degmada Taleex ee Gobolka Sool ka dib markii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruuc muhiim ah oo ka socda wadada 30-ka Garowe

Wadada Sodonka oo ka mid ah kuwa ugu caansan magaalada Garowe , Kana mid ah dhabooyinka ugu isticmaalka badan ayay dowlada hoose ka bilowday mashruuc muhiim u ah bilicda magaalo madaxda Puntland ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka Farxamur,Baarwayn iyo Budunbuto oo ka hadlay dhismaha wadada Eyl

Dangoroyo(Puntland Post)Dadweynaha ku dhaqan tuulooyinka Farxamur, Baarweyn iyo Budunbuto ayaa sheegay in degaanadaas oo ah tuulooyin muhiima laga weeciyey wado dhawaan laga dhagax dhigay Degmada...

View Article


DEG DEG: Qaraxyo iyo weeraro ka soconayo Magaalada Muqdisho

Qaraxyo  iyo Rasaas Toos ah ayaa iminka ka dhaceeysa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia. Koox hubeeysan oo loo maleeynayo in ay katirsanyahiin Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar culus oo Qaraxyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee hawlaha shaqo u joogey dalka Itoobiya ayaa maanta 25 Agoosto, 2016 gaaarey magaalada Istaanbuul ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xaflad MEHER” Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Faaiza Cabdirsaaq Nuur

Magaalada Gaalkacayo gaar ahaan Hotel  Al-jaziira waxaa ka qabsoontay xaflad qado sharaf ah oo si weyn loo agaasimay , xafladaas oo salka ku haysay Meherka lamaanaha is calmaday oo kala ah Abwaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah Faahin Qasaarihii ka dhashay Qaraxyadii iyo weeraradii Muqdisho.

Rag hubeeysan oo katirsan Al-Shabaab ayaa weeraro qaraxyo iyo Dagaal Toos ah waxa ay ku qaadeen ilaa labo hotel oo ku dhow Xeebta Liido Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir. Weerarakaan oo ku biloowday...

View Article

11 qof oo ku dhintay Qarax ka dhacay Baardheere Gobolka Gedo

11 ruux ayaa ku geeriyooday weerar ka dhacay degmada Baardheere ee ka tirsan gobolka Gedo,sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta deegaanka. Weerarka oo loo adegsadey bambaano,waxaa la sheegay inuu ku...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>