Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Puntland Leicester ee dalka UK

$
0
0

Leicester- Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan dadka reer Puntland ee ku nool Leicester iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qeyb galaan kulan loogu talo galay in duco, tabarucaad iyo tacsi ugu fidino dhamaan dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaacamey falkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo 21 september 2016.

Hadaba waxaa walaalaha laga codsanayaa in ay wakhtiga labalamay ku yimadaan si aan waajibka na saaran ee jaaliyadeed u gudano.

Tariikhda kulan ku dhacayo waa 27-09- 2016

Saacadu waa 2pm- 4 PM

Goobta kulanku ka dhacayo waa:

St.Matthews Neigbouhood Centre 10 Malabar Rd, Leicester LE1 2PD

Mahad sanidin

Wixii fahfaahin ah

La xiriir xubnaha kulan qaban qaabinaya

Mrs. Shugri Said 07963430418

Mrs. Nadiifo Osman 07951319651

Mr. AbdiAziz Qoolif 07961967192

Eng. Ali Osman 07908129684

The post Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Puntland Leicester ee dalka UK appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>