Shacabka Garowe oo talo u diray gabdho Isbitaal dhisaya
Shacabka ku nool magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa aragtidooda uga dhiibtay barnaamij Idaacada Garowe diirada ku saarayso qorshaha Isbitaal hooyada iyo dhalaanka uga dhisayaan xaafadda Waabari...
View ArticleXildhibaan Puntland oo ka hadlay doorashada 2016 ee Soomaaliya
Mudane ka tirsan baarlamanka Dowlada Puntland ayaa ka hadlay xilliga kala guurka ee doorashada dalka Somalia, wuxuuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka shaqeeyaan sidii ay u xulan lahaayeen...
View ArticleC/kariim Warsame oo Garowe kaga dhawaaqay Musharax Xildhibaan Soomaaliya
Musharax C/kariim Warsame Cali oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay aqalkiisa Garoowe waxa uuu ku shaaciyay in uu u taagan yahay xilka musharaxnimo ee Baarlamaanak Cusub ee dhawaanta lagu wado in ay soo...
View ArticleOgeysiis ku socda Jaaliyadda Puntland Leicester ee dalka UK
Leicester- Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan dadka reer Puntland ee ku nool Leicester iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qeyb galaan kulan loogu talo galay in duco, tabarucaad iyo tacsi ugu fidino dhamaan...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo Nairobi kaga qeybgalaya Shir Madaxeedka 6-aad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedka 6-aad ee...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo dalka Turkiga kulamo kula qaatay...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Bursa ee dalka Turkiga ee aynu walaalaha nahay ayaa waxaa uu masuuliyiinta wasaaradaha waxbarashada iyo...
View ArticleUrurka SAMAFAL oo maanta deeq gaarsiiyay Isbitaalka Garowe
Ururka SAMAFAL oo ah urur ka shaqeeya horumarinta arrimaha bulshada ayaa maanta gaarsiiyay Isbitaalka guud ee magaalada Garowe deeq loogu tala-galay 150 haween ah oo laga daweynayo xanuunka Isku...
View ArticleWasiirka Caafimaadka Puntland oo shir jaraa,iid ku qabtay isbitaalka Garowe
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise ayaa uga hadlay shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay Isbitaalka guud ee magaalada Garowe qaliimada Wasaaradiisu ku samaynayso 150 haween ah...
View ArticleGaalkacyo xiisad ka dhalatay Saldhig laga burburshay Galmudug
Rasaas goos goos ah ayaa maanta laga maqlayay galbeedka xaafadda Garsoor magaalada Gaalkacyo,ka dib markii sida la sheegey uu maamulka Galmudug dhisme lagu sheegay saldhig ciidan uu ka billaabay...
View Article7 qof oo ku dhimatay Dagaal ka dhacay Gedo
Dagaal u dhaxeeya Alshabab iyo Ciidamada Dowlada Federalka Somalia oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta ka dhacay tuulo u dhow magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo , Waxaana ka dhashay khasaare...
View ArticleWiil-yar oo ku xanuunsan Garowe oo u baahan gurmad dag-daga
Garowe (Puntland Post):- Ayuub Maxamed Cabdi waa saddex sano Jir ku xanuunsan Magaalada Garoowe,wuxuuna qabaa xanuun uu ku dhashay oo dhanka xubinta taranka raga ah taasi oo uu ka qabo cillad rabaani...
View ArticleWasiirka Caafimaadka Puntland oo ka hadlay isbitaal laga dhisayo Garowe
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise (Cuuke) ayaa ka hadlay isbitaal hooyadda iyo dhalaanka oo ay sheegeen Gabdho kazoo jeeda Gobolka Nugaal inay ka dhisi doonaan magaalada...
View ArticleCiidamada Amaanka Puntland oo Gal-kacyo ku Qabtay Darawalo dadka Qixinayay
Ciidamada Amaanka Dowlad Goboleedya Puntland ayaa Magaalada Gal-kacyo ku Qabtay Darawalo Dadka ka qixinayay Magaalada Gal-kacyo. Ciidamada ayaa Qabtay in kabadan 10 Darawalada Gaadiidka Nooca yar yar...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Iskaashiga Afrika...
Nairobi-Puntland Post Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan ee TICAD (Tokyo...
View ArticlePuntland oo Faah Faahisay Awaamiir Dhanka amniga ah oo dhowaan ay Soo Saartay
Madaxweynaha ku Xigeenka Puntland Eng C/Xakiim Cabdulaahi Haaji Cumar Cameey oo Maanta Wariyaasha la hadlay Ayaa Faah faahiyay xeerar Ay Soo saartay Puntland oo ku aadan Dhanka Amniga. Ku Simaha...
View ArticleJubaland oo walaac ka muujinaysa qaxootiga kasoo noqonaya dalka Kenya
Dowlad-gobolleedka Jubbaland ee Koonfurta Soomaaliya ayaa walaac ku aadan dhinaca Amniga ka muujisay boqolaal ruux oo u badan dhalinyaro oo kazoo laabanaya xeryaha qaxootiga dalka Kenya . Gudoomiyaha...
View ArticleWasaarada Qorshaynta Puntland oo la shirtay Hay,addaha NRC iyo Mercy Corpse
Waxaa maanta ka furmay hoolka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Garowe kulan isla xisaabtan iyo dib u eegis loogu samaynayo mashaariicda ay ka fuliyaan Puntland hay,addaha NRC iyo Mercy...
View ArticleTababar Garowe ugu soo xirmay madax-qaybeedyada maamulka lacagaha Puntland
Garowe: Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 28-Aug-2016 soo gaba-gaboobay tababar muddo lix maalmood ah ka socday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland, tababarkaas oo loo qabtay...
View ArticleHooyo ka qalin-jabisay Jaamacadda PSU ee Garowe
Maamulka Jaamacadda PSU ayaa u Hambalyeeyay Hooyo ka mid ah ardey dhamaysatay waxbarashada heerka 1aad ee Jaamacadda, Islamarkaana ah qof wayn oo shahaada Becholarka ka qaata Jaamacadda Puntland State...
View Article“DAAWO” Wareysi xiiso leh Aadan Gaadaale dhismaha wadada Eyl ee Gobolka Nugaal
Aadan Maxamed Ciise (Gaadaale) oo wareysi maanta siiyay Warbaahinta Puntland post ayaa ka hadlay sababta loogu leexiyey wadada EYL dhinaca Degmada Dongoroyo ee Gobolka Nugaal, wuxuuna sheegey inay ku...
View Article