Madaxweynaha Dowada Federaalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa kulan Sagootin ah kula qaatay Ergo Dowlada Somalia ay u diray Maxkmada The Hague Ee Dalka Netherlands
halkaasi oo Maalinta bari ah lagu wado in ay ka Furanto Maxkmada u dhaxeeysa Dowladaha Somalia iyo oo ku Saabsan Dhanka Badda.
Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Guddigaasi oo isugu jiro Aqoonyahano Soomaaliyeed Sharci yaqaano iyo Masuuliyiin katirsan Dowlada Somalia Dar Daaran u jeediyay.
Madaxweynaha u rajeeyay in Ay Soo Guuleeysan Doonaan islamarkaasina ay Soo dhamaan doonto Muranka u dhaxeeya Somalia iyo Kenya ee ku saabsan Dhanka Badda.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho
The post Madaxweynaha Soomaaliya oo Sagootiyay Guddiga Soomaliya u matalaya Maxkmada ICC appeared first on Puntland Post.